Wararka

weftigii Somaliland uga qaybaglaayey Shirka Wadahadalka Somaliya Oo Maanta dalka Ka Tagay Iyo Wasiirka arrimaha Dibadda Oo Ka Waramay waxaabaha ay la tagayaan shirka

0 Visits: 378 | Sunday June 17, 2012 - 17:34:59
Weftiga Somaliland uga qaybagalaaya wada xaajoodka ay la yeelanaso Somaliya ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Hargeysa kuwaas oo ka kooban shan xubnood . Xubnaha uga qaybaglaaya Somaliland shirkan ayaa kala ah wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo isagu hogaaminaaya weftiga…

Read More »

DAWO VIDEO: Wasiirka Gaashaandhiga JSL Oo Ka Hadlaya Somaliland Oo Gacanta ay kusoo dhigeen qaab aan dagaal uga dhicin deegaankaasi

0 Visits: 440 | Saturday June 16, 2012 - 23:49:59
DAWO VIDEO: Wasiirka Gaashaandhiga JSL Oo Ka Hadlaya Somaliland Oo Gacanta ay kusoo dhigeen qaab aan dagaal uga dhicin deegaankaasi waxaanu tilmaamay in ciidamada Somaliland ay Deegaankaasi kasoo bexeen iyagoo ku wareejiyey dadka deegaankaasi u dhashay

Read More »

Golaha wakiiladda Somaliland oo ansixiyay ajandahooda kalfadhiga 18-aad

0 Visits: 461 | Saturday June 16, 2012 - 23:41:55
Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Somaliland ayaa maanta Cod gacan taag ah ku meel mariyay Qodobada Ajandaha Kalfadhigooda 18-aad.

Read More »

Dhaxal Sugihii Boqortooyada Saudi Arabia Oo Geeriyooday

0 Visits: 430 | Saturday June 16, 2012 - 20:43:33
Hargeysa (HNS)warbaahinta Sucuudiga ayaa sii deysay war sheegaya in uu geeriyooday dhaxal sugihii boqortooyada Sacuudiga Amiir Nayef bin Cabdul -Aziz Al Saud. Wuxuu ku dhintay isbitaal dalka dibadiisa, waxa uu jiray da'da 77 ama 78, xaaladiisa caafimaad waa ay wanaagsaneyd waxana uu doonayay in uu dib…

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Sharcigaa u ogol bedelka ku meel gaadhka ah ee Garsoorayaasha Maxkamaddaha hoose

0 Visits: 414 | Saturday June 16, 2012 - 20:28:36
Waxaan akhriyay qoraal ku soo baxay Wargayska madaxabanaan ee Saxafi cadadkiisii 566 ee soo baxay jimcihii 15/06/012, oo cinwaankiisuna ahaa "GUDOOMIYAHA MAXAKAMADA SARE OO SHAQO-JOOJIN KU SAMEEYAY MID KA MID AH GARSOORAYAASHA TIRADA YAR EE CADAALADDA LA BIDAYAY" Nuxurka Qoraalkaas waxaan ku soo ururin…

Read More »

‘Israacii 1960-kii wuxuu ahaa dhalanteed sharci darro ah’ Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda

0 Visits: 349 | Saturday June 16, 2012 - 20:23:02
Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Md. Cali Yuusuf Axmed, ayaa sheegay in israacii lixdankii ee Somaliland Iyo Somalia uu ku dhisnaa dhalanteed sharci darro ah. Sidaasna waxa ku sheegay qoraal dheer oo uu maanta soo saaray oo u qornaa sidan:- "Malintii Somaliland heshay madaxbanaanida…

Read More »

Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland oo ka hadlay hawl-gal ay Ciidanka qaranku ka fuliyeen Tuko-raq

0 Visits: 495 | Saturday June 16, 2012 - 18:48:08
Wasiirka Wasaaradda gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta ka warbixiyey hawlgal ay ciidamada qaranku saaka ka fuliyeen deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Read More »

DAWO VIDEO: Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo iclaamisay imtixaanka shahaadiga ah oo ay u fadhiisan doonaan 17531 Arday

0 Visits: 459 | Saturday June 16, 2012 - 18:46:34
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa maanta ku dhawaaqday Xiliga loo fadhiisanayo imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo sare.

Read More »

Urur Siyaasadeedka WADANI Oo Noqday Urur Siyaasadeedkii Ugu Horeeyay Ee Gobolada Awdal/Selel Ka Soo Sharaxa Tiradii Ugu Badnayd Xildhibaanada Golayaasha Degaanka Degmada Boorama+SAWIRO

0 Visits: 357 | Saturday June 16, 2012 - 18:45:01
Urursiyaasadeedka WADANI ayaa maanta munaasabad aad loo soo habeeyay ku soo bandhigay hormadii ugu horeysay ee ka qayb gali doonta tartanka doorashooyinka golayaasha degaanka Degmada Boorama kaas oo dhawaan la filayo in ay qabsoomi doonto.

Read More »

DAAWO VIDEO: Xuska Maalinta Caruurta Afrika OO Laga Xusay Magaalada Berbera

0 Visits: 400 | Saturday June 16, 2012 - 18:37:43
DAAWO VIDEO: Xuska Maalinta Caruurta Afrika OO Laga Xusay Magaalada Berbera Waxaana kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil, Kuxigeenka Duqa Berbera, Gudoomiyaha Yovenco Xildhibaano Salaadiin iyo MArti Sharaf Kale

Read More »

Qarax miino oo Ka dhacay Gordhawayd Magalada Hargaysa iyo Dad ku Dhawacmay

0 Visits: 485 | Friday June 15, 2012 - 20:08:11
Inta la og yahay laba qof ayaa wax ku noqday miino goor dhaweyd kula kacday xaafadda Jungalka oo ka tirsan Degmadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa laba nin.

Read More »

Wasiirka caafimaadka oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Somaliland Washington

0 Visits: 508 | Friday June 15, 2012 - 19:31:09
Washington (HorseedNews) Jaaliyada Somaliland ee nawaaxiga Washington DC ayaa xalay casho sharaf ugu samaysay Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed oo socdaal shaqo ku jooga dalka Maraykanka.

Read More »

KULMIYE oo soo bandhigay Aqoonyahan Da’yar oo uga Qayb-gali doona Doorashada Deegaanka Caasimadda

0 Visits: 424 | Friday June 15, 2012 - 19:25:44
Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ku soo bandhigay mid ka mid ah murashaxiintiisa uga qayb-galaya Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Duulista Somaliland oo heshiis la saxeexday shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya

0 Visits: 408 | Friday June 15, 2012 - 19:15:31
Wasiirka Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, oo maalmihii la soo dhaafay socdaal shaqo ku joogay dalka Itoobiya ayaa maanta heshiis la saxeexday shirkadda Itoobiyaan Airline

Read More »

Qaar kamida saladinta Somaliland oo cambaareeyay falkii lagu dhaawacay Guddoomiye Maxakamada Hargaysa C/Rashiid Duraan

0 Visits: 509 | Friday June 15, 2012 - 15:49:26
Hargeysa (HN)- Salaadiinta Beelaha Subeer awal ayaa maanta bayaan ay soo saareen waxay si adag u cambaareeyeen falkii Isniintii la soo dhaafay lagu dhaawacay Gudoomiyihii Maxkamadda gobolka Hargeysa C/Rashiid Duraan. Waxaanay ku baaqeen in sharciga la horkeeno dadkii falkaasi foosha xun geystay.

Read More »

Dhageyso BBC: Wasiir Boobe Oo Ku Dhawaqay Ergada Wada Hadalka Somaliya u matali doonta Jamhuriyada Somaliland

0 Visits: 457 | Thursday June 14, 2012 - 15:38:02
Dhageyso BBC: Wasiir Boobe Oo Ku Dhawaqay Ergada Wada Hadalka Somaliya u matali doonta Jamhuriyada Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar, Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha wakiiladda Baashe Maxamed Faarax, Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka…

Read More »

Warbixin BBC-da Somaligu Qortay ; Somaliya iyo Somaliland oo kulmaya

0 Visits: 558 | Thursday June 14, 2012 - 15:15:50
Warar xog ogaal ah oo ay heshay BBC ayaa sheegaya in ay meel geba geba ah mareyso qaban qaabada shir ay fool-ka-fool isu soo hor fariistaan ergooyin ka socda dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya iyo xukuumadda Somaliland. Yusuf-Garaad oo BBC ka tirsan ayaa warbixintan nooga diyaariyey.

Read More »

Shirkadda Telesom oo $ 20,000 Ku Wareejisay Guddida Dhismaha Wadda Dawga Cad

0 Visits: 541 | Thursday June 14, 2012 - 15:05:01
Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa deeq laceeg oo dhan $ 20,000 ku wareejisay guddida dhismaha Wadda Dayga cad ee isku xidhaysa Somaliland iyo Jabuuti. Xafladda lagula kala gudoomaayey deeqdan lacageed ayaad ka dhacay hotel Maansoor ee magaaladda Hargaysa

Read More »

CPJ calls on Somaliland president to end crackdown on press

0 Visits: 484 | Thursday June 14, 2012 - 15:01:52
Nairobi, June 14, 2012--The Committee to Protect journalists calls on President Ahmed Mohamoud Silyano of the semi-autonomous republic of Somaliland to address what many local journalists say are the worst press freedom conditions the region has experienced.

Read More »