Wararka

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Gaashaanka Ku dhuftay Dalab UDUB u soo gudbisay

0 Visits: 291 | Tuesday September 11, 2012 - 22:04:19
Hargeysa (Horseednews.com)Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa gashaanka ku dhuftay qoraal codsi Xisbiga UDUB kaga dalbadeen in Muddo laba todobaad ah loogu daro wakhtiga la soo xaraynayo Liiska Musharixiinta Ururadda iyo Asxaabta siyaasada oo ku eeg 14 bishan aynu ku jirno.

Read More »

Madaxweyne Somaliland Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxanu sagootiyey Madaxweynihi hore sh. shariif

0 Visits: 329 | Tuesday September 11, 2012 - 21:56:19
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa waxa Hambalyo Udiray madaxweynaha cusub ee dawlada soomaaliya ee dhawaan la doortay waxaanu ku booriyey inuu ka shaqeeyo xidhiidh labada dhexmara oo isaoo muujiyey sida uga xunyahay dhibaatada somaliya taala waxaanu…

Read More »

Barnaamijka Caweyska Hal Na Dhex Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 500 | Tuesday September 11, 2012 - 21:36:49
Hargeysa (Horseednews)Habeenka caweyska Hal Na Dheh ayaa caawa lagu qabtay magaalada Hargeysa oo ay soo qaban-qaabiyeen Unugga Wadaniyadda Somaliland iyo jaaliyadda Somaliland ee Jabouti . Caweyska halna dheh ayaa uu marti ku ahaa ganacsade Cabdirashiid Haybe Dubad oo ah ganacsade maal-gashi badan ku…

Read More »

Qaar Ka Tirsan Arday Wax Ka Barata Dugsiyada Gobolka Saaxil Iyo Waalidiintooda Cabasho Ka Muujiyey Waqtiga Ay Furmayaan Dugsiyada Gobolka Saaxil

0 Visits: 260 | Monday September 10, 2012 - 23:39:53
Ardaydan oo wax ka barata dugsiyada hoose dhexe ee gobolka Saaxil ayaa ka cawday in waqtiga lagu laabanayo dugsiyada gobolka Saaxil oo hore looga soo dhigay cabashadan oo salka cimilada oo saraysa. Soo koobista iyo isbedelka lagu sameeyey faxasa ayaa aanu waxka weydiinay guddoomiyaha waxbarashada ee…

Read More »

Madaxweynaha Cusub Ee Somaliya “ Wadahadalkii Somalilad Iyo Somaliya Waanu Sii Wadaynaa “

0 Visits: 323 | Monday September 10, 2012 - 23:32:16
Muqdisho (HN)- Madaxweynaha cusub ee Somaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wadahadaladii u furmay Somaliland iyo Somaliya in ay xukuumaddii cusubi ay uu sii ambaqaadayso . " wadahadaladii u bilaabamay Somaliland iyo Somaliya waxaanu ka sii wadaynaa halkii oo waanu sii ambaqaadaynaa halkii…

Read More »

Wasiir Xirsi iyo Faysal Cali Oo Hambalyo iyo Baaq U diray Madaxweynaha Somaliya

0 Visits: 354 | Monday September 10, 2012 - 23:20:46
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ENg, Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Aragtidoda Madaxweynaha Somaliya iyagoo baaqna u diray tilmaamay inuu ixtiraamo Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland iyo Wadahadalka Labada dhinac u…

Read More »

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo la Doortay caawanaloo dhaariyay Xilka kursiga Madaxtinimadda

0 Visits: 255 | Monday September 10, 2012 - 22:44:05
Muqdisho (Horseednews.com)Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa caawa cod aqlabiyad ah ugu doortay madaxweynaha cusub ee dalkaasi Xasan Sh. Maxamuud, ka dib markii uu wareegii sadexaad si weyn uga adkaaday Madaxweynihii dawladii TFG-da ee wakhtigeedu dhammaaday Shariif Sh. Axmed.

Read More »

Codbixinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo bilaabantay lana filayo in saacadaha

0 Visits: 265 | Monday September 10, 2012 - 15:11:52
Muqdisho (Horseednews.com) Doorashada Madaxweyne Soomaaliya Yeelato ayaa haatan ka bilaabantay golaha shacabka ee muqdisho waxaana ku tartamaya 22 musharax kadib markii ay sedex musharax ka tanaasuleen. 21 kadib markii ugu horeysay ee dawlada soomaliya ah lagu dhiso gudaha dalka

Read More »

Farxiya Fiska Oo Ku Luuqeynaysa hees Somaliland ah Heestan waxa sameeyey Sir Maxamuud Cumar Daawasho Wacan

0 Visits: 751 | Monday September 10, 2012 - 14:56:19
London (Horseednews.com) Farxiya Fiska Oo Ku Luuqeynaysa hees Somaliland ah Heestan waxa sameeyey Sir Maxamuud Cumar Daawasho Wacan

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo hal mar ku soo bandhigay 21-ka murashax ee Ceerigaabo

0 Visits: 294 | Monday September 10, 2012 - 14:29:20
Ceerigaabo (Horseednews.com) Kulmiye Oo Kusoo Bandhigay 21 musharaxiinta xisbiga Kulmiye uga qayb gelaya tartanka doorashooyinka golayaasha deegaanka ee degmada Ceerigaabo ayaa maanta lagu qabtay beerta Nuura ee magaaladaasi ceerigaabo. waxaa xafladaasi goob-joog ka ahaa wefti ka tirsan xukuumadda Somalialnd…

Read More »

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland oo naqdiyay wabixin loo gudbiyay Q. Midoobay

0 Visits: 429 | Monday September 10, 2012 - 14:11:57
Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa been abuur ku tilmaantay warbixin la sheegay in qaramadda midoobay ay Somaliland ku tilmaantay deegaano hoy u noqday kooxaha xag-jirka ah, Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa sheegay in nabad-gelyada dalku wanaagsan tahay isla markaana aanay…

Read More »

Ku Simaha Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Guddaha Oo Ka Soo Laabaty Xaalada Caafimaad Oo Addis-Ababa Ugu Maqnaa Muddo Bil Ah

0 Visits: 379 | Sunday September 09, 2012 - 21:04:37
Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Maxamed Cismaan Dubbe ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Hargeysa kaddib markii uu muddo bil iyo toban habeen ah xaalad caafimaad ugu sugnaa cisbitaal ku yaala caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa. Kusimaha Agaasimaha Guud isla markaana…

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo U Soo Jeediyey Baarlamaanka Somaliya In Ay Ka Digtoonaadaan Doorashada Madaxweyne Dibadda Ka Yimi

0 Visits: 365 | Sunday September 09, 2012 - 20:12:42
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ugu baaqay inay Doortaan Hogaamiye wax ka qabta Dagaalada afeeyey Dalka Somaliya. Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga UCID waxa kale oo uu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanku Somaliya ay yihiin…

Read More »

Muwaadin 4 Wiil Oo Walaalo Ay Yihiin Ku Jireen Dadkii Lagu Xasuuqay Xeebta Jaziira Oo Ka Digay In Madaxweyne Loo Doorto Maslax Siyaad Bare

0 Visits: 891 | Sunday September 09, 2012 - 16:53:57
Xasan Maxamuud Cabdi (Xasan Mataan) oo ka soo jeeda qoyska reer Maxamuud Cabdi Iidle oo afar wiil oo ay walaalo ahaayeen ay ka mid ahaayeen dadkii reer Somaliland ee 17 July 1989-kii lagu xasuuqay xeebta Jaziira ee magaalada Muqdisho ee dalka Somalia, ayaa ka digay in abaanduulihii gumaadkaasi masuulka…

Read More »

Xisbiga UDUB Oo SHeegay In Ay Qaadaceen Doorashada Golayaasha Deegaanka

0 Visits: 358 | Sunday September 09, 2012 - 16:51:47
Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UDUB Cali Maxamed Waran-cadde ayaa sheegay maanta si rasmi ah u qaadacay qabsoomida Doorashada Goleyaasha Deeganka ee Komishanka Qaranku u cayimeen in 28-ka Bisha November 2012-ka ay Dalka ka dhacdo. Cali Maxamed Waran-cadde oo goor-dhaweyd Shir Jara'id ku qabtay Hotel…

Read More »

Xisbiga UDUB Oo SHeegay In Ay Qaadaceen Doorashada Golayaasha Deegaanka

0 Visits: 208 | Sunday September 09, 2012 - 16:51:46
Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UDUB Cali Maxamed Waran-cadde ayaa sheegay maanta si rasmi ah u qaadacay qabsoomida Doorashada Goleyaasha Deeganka ee Komishanka Qaranku u cayimeen in 28-ka Bisha November 2012-ka ay Dalka ka dhacdo. Cali Maxamed Waran-cadde oo goor-dhaweyd Shir Jara'id ku qabtay Hotel…

Read More »

Daawo Video: Wasiiro Diinta iyo awqaafta iyo Ganacsiga iyo Warshadaha Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Haayada Xfidiga Quraanka Kariimka ah ee Aduunka Oo Kasoo Degay MAdaarka Berbera waxaana soo dhaweyntaasi ka qeyb qaatay Badhasabka gobolka saaxil

0 Visits: 250 | Sunday September 09, 2012 - 14:26:32
Berbera (Horseednews.com) Daawo Video: Wasiiro Diinta iyo awqaafta iyo Ganacsiga iyo Warshadaha Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Haayada Xfidiga Quraanka Kariimka ah ee Aduunka Oo Kasoo Degay MAdaarka Berbera waxaana soo dhaweyntaasi ka qeyb qaatay Badhasabka gobolka saaxil

Read More »

Daawo Video: Ururka Umada Oo Berbera Kusoo Bandhigay 18 Musharax Oo Golaha Deegaanka uga qeybgalaya ururkaasi waxaana kasoo qeybgalay wefti uu horkacaya Gudoomiyaha Ururkaasi Dr Maxamed Cabdi Gaboose

0 Visits: 463 | Sunday September 09, 2012 - 14:22:41
Berbera (Horseednews.com) Daawo Video: Ururka Umada Oo Berbera Kusoo Bandhigay 18 Musharax Oo Golaha Deegaanka uga qeybgalaya ururkaasi waxaana kasoo qeybgalay wefti uu horkacaya Gudoomiyaha Ururkaasi Dr Maxamed Cabdi Gaboose

Read More »

Guddoomiyihii Majmaca Culummada Soomaaliyeed, Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

0 Visits: 240 | Saturday September 08, 2012 - 20:17:05
Guddoomiyihii majmaca culummada Soomaaliyeed, Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow ayaa xalay ku geeriyooday Muqdisho kaddib xanuun oo maalmahaan u jiifay, waxaana isla maanta lagu aasay Muqdisho. Ehellada marxuumka ayaa sheegay in xalay saqdii dhexe uu u geeriyooday xanuun dhinaca uur-ku-jirta kaga soo booday,…

Read More »

marwada kowad ee Somaliland Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, Hogaanka Xisbiga Kulmiye Wasiirada Ciyaaraha iyo Ganacsiga kaluumaysiga iyo Agaasimayaal Guud Xildhibanada barlamanka Taageerayaasha Duqa Degmada Berbera oo munaasibada lagu caleemo saarayay musharaxnimadisa

0 Visits: 244 | Saturday September 08, 2012 - 15:28:31
Berbera (Horseednews.com) marwada kowad ee Somaliland Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, Hogaanka Xisbiga Kulmiye Wasiirada Ciyaaraha iyo Ganacsiga kaluumaysiga iyo Agaasimayaal Guud Xildhibanada barlamanka Taageerayaasha Duqa Degmada Berbera oo munaasibada lagu caleemo saarayay musharaxnimadisa

Read More »