Wararka

Xukuumadda Somaliland oo heshiiyadii ay gashay u gudbisay Golaha Wakiiladda

0 Visits: 295 | Saturday July 07, 2012 - 22:03:18
Hargeysa (HN) Fadhigii Golaha Wakiilada ee maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Xildhibaanada loogu qaybiyey lifaaqa uu ka kooban yahay heshiisyadii

Read More »

Marwada 1-aad Oo Shahaado Guddoon siisay muwaadinad ka shaqaysay dacwad ku oogisii C.Samatar

0 Visits: 288 | Saturday July 07, 2012 - 21:56:45
Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina weris) ayaa shahaado sharaf guddoonsiisay Aamina Faarax Jirre, oo hormood ka ahayd xubnihii u dhashay Somaliland ee dacwaddii xasuuqa ku soo oogtay Cali Samatar.

Read More »

Daawo Video: Wasiirka Duulista iyo hawada JSL Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa soo bandhigay Qalab mishiin Casri ah Oo Lagu baadhayo Shandadaha iyo agabka ka dhofaya madarka Caalamiga ah ee Berbera kasi oo Madaarka Ku Daraya Madaarada Caalamiga ah

0 Visits: 262 | Saturday July 07, 2012 - 17:35:34
Berbera (Horseednews)Daawo Video: Wasiirka Duulista iyo hawada JSL Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa soo bandhigay Qalab mishiin Casri ah Oo Lagu baadhayo Shandadaha iyo agabka ka dhofaya madarka Caalamiga ah ee Berbera kasi oo Madaarka Ku Daraya Madaarada Caalamiga ah

Read More »

Daawo Video: Maareeyaha Hay'ada Wadooyinka SOmaliland Oo Ka hadlaya Hawlo Dayactir oo ay ka wadaan Wadooyinka Somaliland iyo kuwa u qorsheysan sanadka danbe

0 Visits: 443 | Saturday July 07, 2012 - 17:31:18
Berbera (Horseednews) Daawo Video: Maareeyaha Hay'ada Wadooyinka SOmaliland Oo Ka hadlaya Hawlo Dayactir oo ay ka wadaan Wadooyinka Somaliland iyo kuwa u qorsheysan sanadka danbe

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Oo Xadhiga Ka Jaray Carwada Somaliland Business Fair

0 Visits: 389 | Saturday July 07, 2012 - 17:21:27
Hargeysa (HN)- Carwadda ganacsiga ee Somaliland Business Fair oo ah carwo sannadle ah ayaa maanta laga furay magaalada Hargeysa taas oo ay ka qayb ganacsato iyo masuuliyiin uu ka midyahay wasiirka ganacsigu ,iyo madax ka socotay shiraddo caalami ah.

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Caradda Somaliland Business Fair

0 Visits: 292 | Saturday July 07, 2012 - 17:21:04
Hargeysa (HN)- Carwadda ganacsiga ee Somaliland Business Fair oo ah carwo sannadle ah ayaa maanta laga furay magaalada Hargeysa taas oo ay ka qayb ganacsato iyo masuuliyiin uu ka midyahay wasiirka ganacsigu ,iyo madax ka socotay shiraddo caalami ah.

Read More »

Dhageyso: Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland MAxamuud Xaashi Cabdi Oo Ka Warbixiyey Qalab Lagu baadho Shandadaha ka dhoofaya madaarka berbera taas oo qeybka ah dadaalada madaarada somaliland lagu gaadhsiinayo kuwa caalamka

0 Visits: 278 | Saturday July 07, 2012 - 17:15:30
Dhageyso: Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland MAxamuud Xaashi Cabdi Oo Ka Warbixiyey Qalab Lagu baadho Shandadaha ka dhoofaya madaarka berbera taas oo qeybka ah dadaalada madaarada somaliland lagu gaadhsiinayo kuwa caalamka

Read More »

Dhageyso: Wasiirka Madaxtooyada JSL Xukuumada Somaliland ee dhinacyada Horumarka Dhaqaalaha Bilicda, Sharciyada iyo baarlamaanka, Siyaasada Arimaha Dabada iyo Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

0 Visits: 322 | Saturday July 07, 2012 - 01:00:09
Burco(Horseednews)Dhageyso: Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ka hadlayay Xukuumada Somaliland ee dhinacyada Horumarka Dhaqaalaha Bilicda, Sharciyada iyo baarlamaanka, Siyaasada Arimaha Dabada iyo Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya iyo puntland iyo Guud ahaanba Guulaha Xukuumada…

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Burco Kusoo Bandhigay Murashaxin Golaha Degaanka, Wasiirka Madaxtooyadda & Masuuliyiin Kale Oo Ka Hadlay Goobtaas

0 Visits: 270 | Friday July 06, 2012 - 22:31:59
Wasiirka madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii u horeysay faah-faahin ka bixiyay oo difaacay waxqabadka xukuumadda uu ka tirsan yahay oo baarka ka jartay muddo laba sanadood ah. waxaanu tilmaamay in mudadaasi ay wax weyn ka qabteen adeegyadda ijtimaaciga ah.

Read More »

Daawo Video: Warbixin Carabi ah Oo Ka Waramaysa Taariikhda Somaliland xiligi gumeysiga ee ilaa iminka waa barnaamij dareen fiican ka bixinayay dadaalada shacbigan doonaya ictiraafka ee sida weyn dadaalka u muujiyey

0 Visits: 365 | Friday July 06, 2012 - 16:22:35
Daawo Video: Warbixin Carabi ah Oo Ka Waramaysa Taariikhda Somaliland xiligi gumeysiga ee ilaa iminka waa barnaamij dareen fiican ka bixinayay dadaalada shacbigan doonaya ictiraafka ee sida weyn dadaalka u muujiyey

Read More »

Somaliland to upgrade Hargeisa and Berbera airports

0 Visits: 380 | Friday July 06, 2012 - 16:12:13
Renovations and modernising projects under way at the Hargeisa and Berbera airports will spur economic growth and make Somaliland a hub for regional transportation, officials say

Read More »

Xaalada Somalia oo laga deyrinaayo Macaluul iyo Cuno Yaraan soo foodsaartay

0 Visits: 316 | Friday July 06, 2012 - 16:07:21
Hay'adda badbaadinta dhallaanka ee Save the Children ayaa sheegtey in gobollada dhexe iyo koonfureed ee Somalia ay soo food-saartey xaalad xun iyadoo aanay dadku helin roobab ku filan.

Read More »

Cunaqabateyn lagu soo rogey lix ruux Taageero ay Alshabaab Siiyaan Awgeed

0 Visits: 317 | Friday July 06, 2012 - 16:04:55
Maraykankaka ayaa cunaqabateyn dhaqaale ku soo rogtey lix ruux oo u dhashey waddamada Bariga Afrika oo lagu eedeynaayo in ay taageeraan Al-Shabaab.

Read More »

Daawo Video: Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Waraysi siiyey Barnaamijka Madasha Qurbaha ee TV=ga Qaranka SLNT ee UK Daawasho Wacan Waraysigan Oo dhan

0 Visits: 305 | Thursday July 05, 2012 - 22:56:25
Hargeysa (Horseednews)- Daawo Video: Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Waraysi siiyey Barnaamijka Madasha Qurbaha ee TV=ga Qaranka SLNT ee UK Daawasho Wacan Waraysigan Oo dhan

Read More »

Jabuuti Oo Noqotay Dawladdii 1aad Ee Ka Jawaabta Baaqii Madaxweynaha Ee Abaaraha Salal Iyo Awdal

0 Visits: 354 | Thursday July 05, 2012 - 22:50:18
Dawlada Jabuuti ayaa markii u horaysay deeq raashin ah oo dhan afar boqol iyo konton tan (450tn) soo gaadhsiisay gobolada Salal iyo Awdal oo ay abaaro ba'ani ka taagan yihiin, Deeqdan raashinka ah ayaa ka koobnayd 15 gaadhi, taasi oo isugu jirtay bariis, saliid, daq iiq, bacaha guryaha lagu dhisto,…

Read More »

Guddida Calaadda ahna Guddoomiyaha Maxakamadda Sare oo Faah-faahin ka bixiyey kulan ay wada yeesheen ururka Qareenada Ee Solla

0 Visits: 272 | Thursday July 05, 2012 - 14:27:15
Hargeeysa ( HN)- Guddoomiyaha Maxakamadda sare Pr Yuusuf Ismaaciil Cali ahna guddoomiyaha guddid cadaaladda ayaa faah-faahin ka bixiyey kulan ay ay wada yeesheen ururka qareenada Somalilad ee (Solla) kaas oo ku saabsanaa kiis u dhexeeya guddoomiyaha maxakamadda degmada Hargeysa iyo qareen ka tirsan…

Read More »

Daawo Video Xildhibaan Bidhiidh Oo Ka tirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Ku Biiray Xibiga Kulmiye kana oo baxay Xisbiga Udub iyo Dawlada Hoose ee Berbera Oo Dhameystirtay Jid Laami ah oo Dhaca Gudaha Berbera

0 Visits: 303 | Wednesday July 04, 2012 - 23:08:33
Berbera (horseednews) Daawo Video Xildhibaan Bidhiidh Oo Ka tirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Ku Biiray Xibiga Kulmiye kana oo baxay Xisbiga Udub iyo Dawlada Hoose ee Berbera Oo Dhameystirtay Jid Laami ah oo Dhaca Gudaha Berbera

Read More »

Daawo Video: Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Cismaan ayaa beeniyey warar sheegaya in la iibiyey xeradii ciidamada ilaalada xeebaha somaliland ee Berbera ee u dhawayd Xarunti hore ee BBC-da

0 Visits: 272 | Wednesday July 04, 2012 - 22:59:12
Hargeysa (Horseednews)Daawo Video: Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Cismaan ayaa beeniyey warar sheegaya in la iibiyey xeradii ciidamada ilaalada xeebaha somaliland ee Berbera ee u dhawayd Xarunti hore ee BBC-da

Read More »

Wasiir ku xigeenka waxbarashada Oo Soo Kormeeray Goobaha Uu Ka Socda Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Magaalada Boorama

0 Visits: 278 | Wednesday July 04, 2012 - 22:41:53
Boorama (Horseednews.com) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Md Cali Xaamud Jibriil ayaa maanta kormeer ku soo maray goobaha uu ka socdo Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada Sare ee magaalada Boorame.

Read More »

Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka oo Xidhxidhay Gaadiidka Bajaajta ee Magalaada Burco

0 Visits: 420 | Wednesday July 04, 2012 - 21:49:48
Burco (Horseednews) Ciidamada nabadgalyada wadooyinka iyo dawlada hoose ee hegmada Burco ayaa maanta xidh xidhay gaadiidka bijaajta ee ka hawlgasha magalaada Burco, kuwaasi oo ay ku eedeyeen inay u hogaansami waayeen sharciga wada marista ee gudaha magaalada Burco.

Read More »