Wararka

XIsbiga UCID OOo Xaflad Soo Dhawey Ah U Sameeyey Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 307 | Thursday July 12, 2012 - 19:29:16
Hargeysa (HN)- Xisbiga UCID ayaa maanta munaasabadda soo dhaweyn ah u sameeyey musharixii hore ee jagada madaxweynenimada xisbiga mucaaridka ah ee UDUB kaas oo maanta si rasmi ah ugu soo biiray . Munaasbaddan soo dhaweynta ahady oo ka dhacay hotelka Ambasaddor ee magaalada Hargeysa ayaa ayaa ahayd mid…

Read More »

Munaasabad Loo Qabtay Musharax U Tartamaya Golaha Deegaanka Hargeysa Ee Urur-siyaasadeedka Nasiye

0 Visits: 358 | Thursday July 12, 2012 - 16:30:23
Hargeysa (HN)- Urur-siyaasadeedka NASIYE ayaa maaanta xafladda u qabtay musharax Maxamed Cali Tuyuub oo u tartamaya golaha deegaanka Hargeysa kaas oo noqonaaya musharixii 3aad ee ururka munsaasabadda u qabto musharaxnimadiisa. Munaasabaddan oo ka dhacay hotel Crown ee magaalada Hargeysa wax ka soo qayb…

Read More »

Daawo Video: Haweenka Gobolka Saaxil Oo Siweyn U Cambaareeyey Kootadii Doorashada ay kaga qeybgali lahaayeen ee la hor istaagay waxaanay ku baaqeen in degdeg loo ansixiyo si ay u helaan xaqooda daawo warkan

0 Visits: 291 | Thursday July 12, 2012 - 15:29:01
Berbera (horseednews) Daawo Video: Haweenka Gobolka Saaxil Oo Siweyn U Cambaareeyey Kootadii Doorashada ay kaga qeybgali lahaayeen ee la hor istaagay waxaanay ku baaqeen in degdeg loo ansixiyo si ay u helaan xaqooda daawo warkan

Read More »

54 Tahriibayaal Ah Oo Ku Madhay Badda U Dhaxaysa Dalka Liibiya Iyo Talyaaniga

0 Visits: 368 | Thursday July 12, 2012 - 15:22:55
Tunis(Geeska/AFP)- Afar iyo konton damacsanaa gaadhitaanka xeebaha Talyaaniga ayaa la sheegay inay haraad u dhinteen, ka dib markii doon ay saarnaayeen ku jabtay badda, siduu u cadeeyey hay'ada qaxootiga aduunka, Cabaas Sidow oo ka badbaaday arbacadii.

Read More »

Soonku waxa uu inaga Caawiyaa daaweynta cudurro tiro badan: Diyaariye: Kamaal Axmed Cali

0 Visits: 276 | Thursday July 12, 2012 - 15:20:35
"Sooma aad caafimaaddaan ee" waa hal ku dheg ay ka siman yihiin inta badan diimaha kala duwan ee dunida maanta, waxaa iyaguna u markhaati fura dhammaan daraasooyinka casriga ah ee lagu sameeyey faa'idooyinka uu soonku u leeyahay caafimaadka qofka. Iyo sida yaabka leh ee uu uga hortago ama u daaweeyo…

Read More »

Daawo Video: Swedan Warbixin kusaabsan Nolosha Yurub iyo dadka soomaalida ah Oo Uu Diyaariyey Weriye Maxamed Tiriig Oo Ka Tirsan HCTV

0 Visits: 490 | Thursday July 12, 2012 - 15:09:51
Daawo Video: Swedan Warbixin kusaabsan Nolosha Yurub iyo dadka soomaalida ah Oo Uu Diyaariyey Weriye Maxamed Tiriig Oo Ka Tirsan HCTV

Read More »

Kulankan Lagaga Hadlayay Sidii Dumarka Loogu Ansixin Lahaa Kootada Loogu Talogalay In Ay Kaga Qaybqaataan Doorashada Deegaanka Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0 Visits: 374 | Wednesday July 11, 2012 - 22:58:04
Hargasya(horseednews.com) Kulankan lagaga hadlayay sidii dumarka loogu ansixin lahaa kootada loogu talogalay inay kaga qaybqaataan doorashada golaha deegaanka ayaa shalay lagu qabtay Huteel Summer Time ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Sarkaal Maraykan Ah Oo Wasiir Sacad Ku Tilmaamay Nin Hawlkar Iyo Daacadnimo Isku Darsaday

0 Visits: 281 | Wednesday July 11, 2012 - 22:33:20
Sarkaal ka tirsan hayÂ'adda caawimada dibadda u qaabilsan Maraykanka ee USAID ayaa Wasiirka qorshaynta iyo xidhiidhka hayÂ'adaha caalamiga ah iyo kuwa Qaramada Midoobay Dr. Sacad Cali Shire, ku ammaantay hufnaan, daacadnimo iyo hawlkarnaan.

Read More »

Shirkada Xawaalada DAHABSHIIL Oo Ku Guulaysatay Bilowga Dhisma Hool Weyn Oo Ay Ardaydku Ku Qalinjabin Doonto Jaamacadda Camuud Ee Magaalada Boorama+SAWIRO

0 Visits: 317 | Wednesday July 11, 2012 - 22:30:05
Waxaa maanta si rasmiya loo bilaabay dhismaha hool wayn oo ay shirkada xawaalada Lacaga Ee Dahbashiil ugu deeqday jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama,munaasabadii dhismahan cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay maareeyaha shirkada Dahabshiil qaybteeda gobolka Awdal Xaaji Ismaaciil Cabdi Riiraash. Maareeyaha…

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Oo Maanta Soo Xidhay Caraddii Hargeysa ka Socotay

0 Visits: 319 | Wednesday July 11, 2012 - 22:16:31
Hargeysa (hN)- Carwaddii ganacsiga ee Somaliland business fair oo socotay muddo 5 cisho aha yaa maanta la soo xidhay taas oo muddadii ay socotayna lagu soo bandhigay waxyaabo kala duwan oo ka mid ah wax soo saarka dalka. Oodweynenews/Hargeysa Office

Read More »

Raysal wasaare ku xigeenka wadanka turkiga mr bulent arinc ayaa la cadeeyey in uu booqasho ku imanaaya jamhuuriyada somaliland

0 Visits: 305 | Wednesday July 11, 2012 - 21:48:16
Horseednews:- Raysal wasaare ku xigeenka wadanka turkiga mr bulent arinc ayaa la cadeeyey in uu booqasho ku imanaaya jamhuuriyada somaliland

Read More »

Kulan lagu Gorfaynaayo Qaabkii Loo Horumarin Lahaa Wasaaradda Ciyaaaraha Oo Hargeysa Lagu Qabtay

0 Visits: 241 | Wednesday July 11, 2012 - 21:02:04
Hargeysa (HN)- Wasaaradda ciyaaraha dhaqanka iyo dhallinyarada Somaliland ayaa maanta kullan ballaadhan ku qabatay magaalada Hargeysa waxa lagu gorfeeyey wax ka badelka qaab-dhismeedka wasaaradda ciyaaraha iyo sidii loo ballaadhin lahaa wasaaradda loona cusboonaysiin lahaa . Kulan oo ay soo qaban qaabisay…

Read More »

madaxweynaha cusub ee dalka masar oo la filaayo in uu socdaalkiisa ugu horeeye ee debeda uga baxaayo uu noqon doono wadanka marakayka kadib markii uu marti qaad ka helay, dhigiisa barack xuseen obama,

0 Visits: 259 | Wednesday July 11, 2012 - 13:07:54
madaxweynaha cusub ee dalka masar oo la filaayo in uu socdaalkiisa ugu horeeye ee debeda uga baxaayo uu noqon doono wadanka marakayka kadib markii uu marti qaad ka helay, dhigiisa barack xuseen obama,

Read More »

Hogaamiyihii Maleeshiyada Congo Thomas Lubanga oo la xukumay

0 Visits: 246 | Wednesday July 11, 2012 - 11:23:21
Xukunkiii ugu horeeyay ee ay bixiso maxkamada caalamiga ee danbiyada ayaa lagu xukumay hogaamiyihiii hore ee maleeshiyada Congo afar iyo toban sano.

Read More »

Dakhliga Kastamka Boorama Iyo Kalabaydh Oo Maalmihii U Danbeeyay Kordhay

0 Visits: 311 | Tuesday July 10, 2012 - 23:35:52
Boorama (HN)- Dakhliga ka soo baxa kastamka magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa maalmihii u danbeeyay si aad ah kor ugu kacay, iyada oo dakhligii markii hore ka soo bixi jiray uu laba jibaarmay.

Read More »

Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Hadashay Arday Reer Puntland Iyo Somaliland ah Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Turkiga Oo Imtixaan Lagaga Qaaday Hargaysa

0 Visits: 311 | Tuesday July 10, 2012 - 23:33:17
Hargaysa (HN)- Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa beenisay warar ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada dalka ka soo baxa, kaasi oo sheegayay in aanay wasaarada waxbarashadu ka war haynin masuuliyiin ka socda dawlada Turkiga oo arday deeq waxbarasho ka helay dawlada Turkiga imtixaan…

Read More »

Daawo Video : eng Faadima Cali Madar Oo ah Xildhiban ayaa Kaso Degtay Madaarka Berbera iyadoo ay wehelinayaan xubno norway ahi waxanay sheegtay inay tababaro siinayso haweenka somaliland ee danaynaya ka qeybgalka doorashada deegaanka iyo siyaasada

0 Visits: 447 | Tuesday July 10, 2012 - 23:16:27
Berbera (HN)Daawo Video : eng Faadima Cali Madar Oo ah Xildhiban ayaa Kaso Degtay Madaarka Berbera iyadoo ay wehelinayaan xubno norway ahi waxanay sheegtay inay tababaro siinayso haweenka somaliland ee danaynaya ka qeybgalka doorashada deegaanka iyo siyaasada

Read More »

Daawo Video: Hay'ada Wadaniga ah ee GAVO ayaa maanta tababar ku saabsan maaliyada iyo maamulka u furtay qaarkamid ah shaqalaha Dawlada hoose ee magaalada Berbera

0 Visits: 273 | Tuesday July 10, 2012 - 23:08:44
Daawo Video: Hay'ada Wadaniga ah ee GAVO ayaa maanta tababar ku saabsan maaliyada iyo maamulka u furtay qaarkamid ah shaqalaha Dawlada hoose ee magaalada Berbera waxana furay gudomiye kuixgeenka degmada berbera cabdi jaamac faduul waxana ka hadlay Cabdrisaq caadleef oo ka tirsan Gavo dawo

Read More »

Safaaradda Itoobiya Ee Hargeysa Oo Ka Hadashay Hakadka Ku Yimid Fiisayaashii Ay Bixin Jirtay, Sababaha Keenay Iyo Wakhtiga Ay Dib U Bilaabayso

0 Visits: 241 | Tuesday July 10, 2012 - 21:54:15
Hargeysa, (Geeska)- Safaarada dawlada Itoobiya u fadhida Hargeysa ayaa xaqiijisay in maalinta arbacada ah dib u bilaabi doonaan hawshii bixinta fiisayaasha dal-ku-galka oo muddo laba toddobaad ah xanibnaa, wada xaajoodna kala yeesheen masuuliyiinta wasaarada Arrimaha Dibedda Somaliland.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Boliska Oo Safar Ku Gaadhay Laascaanood

0 Visits: 290 | Tuesday July 10, 2012 - 20:51:17
Boolisku waxa waxaanu soo idho indheeyay Jeelka Weyn ee Magaaladaasi oo ay hawl gal dib u dhis ahi ka socdo,iyo saldhigyada degmada Laascaanood. Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland C/laahi Fadal Iimaan waxaa kale oo uu kulan la yeeshay Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Duqa Magaalada Laascaanood isagoo…

Read More »