Wararka

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Aabihii Maanta Hargeysa ku Geeriyooday

0 Visits: 264 | Sunday September 30, 2012 - 18:55:49
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Tacsi u diray Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo aabihii geeriyooday. Dhambaalka Tacsida ah ayaa u dhignaa sidan:- "Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Wasiirka…

Read More »

Dufcaddii Ugu Horaysay Ee Ka Qalinjabisa Jaamacadda Alpha University College Hargeysa Oo Maanta Munaasabad Loo Qabtay

0 Visits: 361 | Saturday September 29, 2012 - 21:40:54
Dufcaddii ugu horaysay ee ka qalinjabisa jaamacadda Alpha University College Hargeysa oo ka kooban 428 arday ayaa maanta munaasabad loogu qabtay maagada Hargeysa . munaasabadda loo qabtay ardaydan qalin jabisay oo ay dad badani ka soo qayb-galeen ,ayaa waxa sidoo kale ka mi ahaa dadkii ka soo qayb-galay…

Read More »

W/Waxbarashada oo Kashiftay Xeeladaha Dugsiyada Gaarka ahi u adeegsadaan imtixaanka shahaadiga ah

0 Visits: 312 | Saturday September 29, 2012 - 21:03:27
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa gaashaanka ku dhufatay eedaymo loo jeediyay oo la xidhiidha inay ku fashilmeen kor u qaadka aqoonta dugsiyada dawladda.

Read More »

‘Dekadda Berbera waxay la tartamaysaa marsooyinka caalamiga ah’ Eng. Cali Xoor-xoor

0 Visits: 361 | Saturday September 29, 2012 - 20:57:08
Hargeysa (Horseednews.com) Eng. Cali-Xoor Xoor waxa uu dekeda ka dhigay mid u shaqaynaysa si taabo-gal ah oo dabooshay adeeggii marsadu u baahanayd oo dhan, Waxaana agabka iyo inkaaniyaadka uu Maareeyuhu hirgeliyay ay sahashay hawsha dejinta iyo rarista badeecadaha kala duwan.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Marxuum Xaji Jaamac Maxamed (Caamiye) Oo Kamid Ahaa Asaasayaashii Tacliinta

0 Visits: 296 | Saturday September 29, 2012 - 15:35:02
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanayo ) waxa tacsi madaxweyne u diray Marxuum Xaji Jaamac Maxamed (Caawiye) oo ka mid ahaa asaasayaashii tacliinta Somaliland . warasxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somalialnd oo soo gaadhay shabakadda Oodweynene waxa u dhignaa sidan:…

Read More »

Golaha Wakiilada Oo Afar Mudane Xubinimadii Ka Qaaday

0 Visits: 289 | Saturday September 29, 2012 - 14:52:44
Golaha Wakiilada Somalialand ayaa maanta fadhi ay yeesheen waxay xubinimadii golaha ka qaaday afar xildhibaan oo kala ah Xildhibaan Ikraan X. Daa'uud, Xildhibaan Axmed Maxamed Cali, Xildhibaan Mahdi Xaaji Xasan Sugaal iyo Xildhibaan Maxamed Cali Jibriil kuwaas oo loo cuskaday iyaga oo aan ka soo xaadirin…

Read More »

Dahabshiil Oo Lacag KU Wareejisay Guddida waddaca cad

0 Visits: 262 | Friday September 28, 2012 - 22:38:20
Shirkadaha Dabashiil Group ayaa taakullo lacageed muhiim ah ku wareejiyey Guddiga Dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga caasimadda Hargeysa oo la doonayo in laga dhigo laami si fudud loo mari karo, isla markaana ay ku baxayso lacag aad u fara badani. Munaasibad lagu qabtay maanta huteelka Maansoor ee…

Read More »

Wasiirka Ciyaaraha JSL Oo Shaaciyey Koobka Kubada Cagta Gobolada Somaliland Oo Lagu Qabanayo Hargeysa 15 December 2012

0 Visits: 333 | Thursday September 27, 2012 - 14:16:16
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Ciyaaraha Dhaqanka iyo Hidaha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa Maanta shir jaraaid oo ayu qabteen masuuliyiinta wasaradaasi ku Shaaciyey Qabsoomid Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ka dhici doono caasimada Hargeysa

Read More »

Urur-siyaasadeedka Waddani Oo Doortay Af-hayeenka Ururka Iyo Guddoomiye Cirro Oo Barri Dalka Ka Dhoofaya

0 Visits: 324 | Wednesday September 26, 2012 - 21:13:19
Kulan ay masuulyiinta urur-siyaasadeedka Waddani ku yeesheen xarunta dhexe ee xisbiga ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ururku ku doortay af-hayeenka urur-siyaasadeedka Waddani kaas oo loo doortay xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa. Kulan ayaa ay job joog ka ahaayeen guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Waddani…

Read More »

Wakiilkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyay Dalka Shiinaha Oo Ku Biiray Urur Siyaasadeedka WADDANI.–

0 Visits: 248 | Wednesday September 26, 2012 - 18:54:57
- Wakiil hore ee Somaliland u fadhiyay dalka Shiinaha Axmed Xasan Cigaal, ayaa shaaca ka qaaday in uu ka baxay xisbiga UDUB oo uu ka tirsanaa muddo dheer, isla markaana uu si rasmi ah ugu biiray urur siyaasadeedka WADDANI. Danjire Axmed Xasan Cigaal oo maanta shir jaraa'id ku qabtay hotel-ka Shiraaqle…

Read More »

Daawo Video: Gudoomiyaha Ururka Umada Dr Gaboose iyo wefti uu Hogaaminayo oo Ka Duulay garoonka diyaaradaha ee Berbera waxaa uu beeniyey inuu qaatay baasaboor diplomaasi ah oo ingiriis ah

0 Visits: 275 | Wednesday September 26, 2012 - 18:45:11
Berbera (Horseednews.com) Daawo Video: Gudoomiyaha Ururka Umada Dr Gaboose iyo wefti uu Hogaaminayo oo Ka Duulay garoonka diyaaradaha ee Berbera waxaa uu beeniyey inuu qaatay baasaboor diplomaasi ah oo ingiriis ah waxaanu sheegay inuu la kulmayo taageerayaasha ururka ee wadanka UK isagoo tilmaamay inuu…

Read More »

Wasiirka Daakhiliga Oo Hor-tagay Guddi Hoosaad Wakiilada ah iyo su’aalihii la weydiiyay

0 Visits: 280 | Wednesday September 26, 2012 - 18:29:41
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa Mudanayaasha Guddida arrimaha gudaha ee Golaha Wakiilada uga jawaabay dhowr su'aalood oo la xidhiidha ururka Al–islaax, xidhiidhka Madaxwaynaha Somaliya, saamaxaadii uu Al-shabaab u diray iyo…

Read More »

Cilmi Baadheyaal booqday xabaal wadareedyadii Xasuuqii Siyaad barre u geystay shacbiga

0 Visits: 309 | Wednesday September 26, 2012 - 18:24:33
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirrada wasaaradaha cadaalada iyo Diinta iyo Awqaafta oo ay weheliyaan Khubaro caalami ah oo qaabilsan arrimaha baadhitaanka xabaal wadareedada oo dhawaan dalka yimid , ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu daahfurayey shaqada ay khubaradasi Somaliland ka qaban doonaan.

Read More »

Hayada Shaqaalaha Somaliland Oo Imtixaan ka Qaaday Shaqaalaha Shan Wasaaradood Oo Dalka ah Ka hawlgala

0 Visits: 288 | Tuesday September 25, 2012 - 23:57:03
Hargeysa (Horseednews.com) Shaqaalaha dawladda ee ka hawlgala shan ka mid ah wasaaradaha iyo Hay'adaha Dawladda ayaa maanta uu u bilaabmay Imtixaankii qiimaynta shaqaalaha Dawladda ee caadiga ahaa kaasi oo socon doona muddo sadex maalmood ah.

Read More »

Xoolo Dhaqatada Degan Mashruuca Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Lagaga Rarayo Halkaasi

0 Visits: 275 | Tuesday September 25, 2012 - 23:52:22
Wajaale (Horseednews.com) Odayaasha, cuqaasha iyo waxgaradka dadka xoola dhaqatada ah ee degan banka mashruuca Tog-wajaale ayaa soo dhaweeyay go'aanka uu taliyaha ciidamada booliska Somaliland kaga rarayo dadka halkaasi degan.

Read More »

Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Soo Xidhay Kulan U Qabsoomay Haween

0 Visits: 268 | Tuesday September 25, 2012 - 22:12:10
Hargeysa (Horseednews.com)Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa soo maanta Hotel Imperial ee Magaalada Hargaysa, ku soo xidhay Kulan ay iskugu yimaadeen hooyooyinka iyo qaar ka mida Hablaha wax ka barta Jaamacadaha ku yaalla Caasimadda Hargaysa

Read More »

Qr Midoobay Oo Uu Shir Uga Furmay Maraykanka

0 Visits: 319 | Tuesday September 25, 2012 - 21:35:37
Shirkani oo ah mid ay isugu imaanayaan dalalka caalamka ayaa waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo Dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Newyork. Shirkan oo ah midka ay isugu yimaadaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin dalka Soomaaliya. Masuuliyiin…

Read More »

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dacwada Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Eedaysnaa Inuu Xidhiidh La Leeyahay Al-Shabaab

0 Visits: 242 | Tuesday September 25, 2012 - 21:09:12
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta go'aan ka soo saartay dacwad la xidhiidha wiil dhalinyaro ah oo sanadkii hore Ciidamada Booliska Magaaladda Berbera u qabteen eedaymo la xidhiidha inuu xidhiidh la leeyahay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Somaliya. Wiilkan dacwadiisa go'aanka laga gaadhay…

Read More »

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dacwada Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Eedaysnaa Inuu Xidhiidh La Leeyahay Al-Shabaab

0 Visits: 243 | Tuesday September 25, 2012 - 21:08:45
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta go'aan ka soo saartay dacwad la xidhiidha wiil dhalinyaro ah oo sanadkii hore Ciidamada Booliska Magaaladda Berbera u qabteen eedaymo la xidhiidha inuu xidhiidh la leeyahay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Somaliya. Wiilkan dacwadiisa go'aanka laga gaadhay…

Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Oo furay shir lagu darsayo maamul-daadejinta dawladaha Hoose

0 Visits: 253 | Monday September 24, 2012 - 23:15:28
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka furay Huteelka Maansoor kulan dib loogu eegayo Mashruuca Maamul daadejinta dawladaha hoose ee mudada Shanta Sanno.

Read More »