Wararka

Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Soo Xidhay Kulan U Qabsoomay Haween

0 Visits: 264 | Tuesday September 25, 2012 - 22:12:10
Hargeysa (Horseednews.com)Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa soo maanta Hotel Imperial ee Magaalada Hargaysa, ku soo xidhay Kulan ay iskugu yimaadeen hooyooyinka iyo qaar ka mida Hablaha wax ka barta Jaamacadaha ku yaalla Caasimadda Hargaysa

Read More »

Qr Midoobay Oo Uu Shir Uga Furmay Maraykanka

0 Visits: 309 | Tuesday September 25, 2012 - 21:35:37
Shirkani oo ah mid ay isugu imaanayaan dalalka caalamka ayaa waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo Dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Newyork. Shirkan oo ah midka ay isugu yimaadaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin dalka Soomaaliya. Masuuliyiin…

Read More »

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dacwada Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Eedaysnaa Inuu Xidhiidh La Leeyahay Al-Shabaab

0 Visits: 237 | Tuesday September 25, 2012 - 21:09:12
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta go'aan ka soo saartay dacwad la xidhiidha wiil dhalinyaro ah oo sanadkii hore Ciidamada Booliska Magaaladda Berbera u qabteen eedaymo la xidhiidha inuu xidhiidh la leeyahay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Somaliya. Wiilkan dacwadiisa go'aanka laga gaadhay…

Read More »

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dacwada Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Eedaysnaa Inuu Xidhiidh La Leeyahay Al-Shabaab

0 Visits: 237 | Tuesday September 25, 2012 - 21:08:45
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta go'aan ka soo saartay dacwad la xidhiidha wiil dhalinyaro ah oo sanadkii hore Ciidamada Booliska Magaaladda Berbera u qabteen eedaymo la xidhiidha inuu xidhiidh la leeyahay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Somaliya. Wiilkan dacwadiisa go'aanka laga gaadhay…

Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Oo furay shir lagu darsayo maamul-daadejinta dawladaha Hoose

0 Visits: 249 | Monday September 24, 2012 - 23:15:28
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka furay Huteelka Maansoor kulan dib loogu eegayo Mashruuca Maamul daadejinta dawladaha hoose ee mudada Shanta Sanno.

Read More »

Guddoomiyaha xafiiska siyaasadda, xidhiidhka Goleyaasha iyo dadweynaha ee Madaxtooyadda Oo Ka Hadlay Cabahada Nasiye Eeda Udhis iyo doorashooyinka Deegaanka

0 Visits: 353 | Monday September 24, 2012 - 23:08:58
Hargeysa (Horseednews.com) Guddoomiyaha xafiiska siyaasadda, xidhiidhka Goleyaasha iyo dadweynaha ee Madaxtooyadda Md. Bashiir Cabdi Xariir, ayaa gaashaanka ku dhuftay eedaymo ka soo yeedhay Ibraahim Dhego weyne oo xukuumada ku eedeeyay inay ku hawlan tahay qorshe ay ku doonayso inay ku shubato doorashada…

Read More »

Jaaliyadda Somaliland Ee Reer Bristol Oo Uu Wehelinayo Safiirka Wareega Ee Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Ganacsiga Britain Ahna Ninka Seddexaad Ee Britain Ugu Awood Badan Vince Cable

0 Visits: 274 | Monday September 24, 2012 - 22:59:41
Pristol (Horseednews.com)Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Bristol oo ay horkacayaan safiirka wareega ee Somaliland Kaysar Cabdilaahi iyo Khaliil Aden Cabdi ayaa shallay kulan kula yeeshay magaalada Bristol ninka seddexaad ee xukuumadda Britain ugu awood badan ahna wasiirka Ganacsiga Vince Cable oo…

Read More »

Xoghaya QM oo sheegay in Xaaladda Siiriya ay Faraha ka Sii baxday

0 Visits: 238 | Monday September 24, 2012 - 20:53:17
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midowbay Banki moon ayaa sheegay Xaaladda Siiriya ay tahay mid faraha ka baxday Islamarkaana dhiig badan shacab ah ay ku Daadanayaan Sababo Laxariira dagaalada u dhaxeeya Mucaaradaka Dalka Siiriya iyo Ciidamada Dowlada oo aan joogsi lahayn.Banki moon Xoghayaha Guud ee Qaramada…

Read More »

“Waa Markii 3-aad Iyo Markii Afraad Ee Ciidanka Liyuu Boolisku Iska Laayaan Dadkayaga Deegaanada Gaashaamo, Dacawaley Iyo Xarshin Oo Markii Ugu Danbaysay Dadkii Lagu Leeyay Ay Dumar Ku Jireen”

0 Visits: 354 | Monday September 24, 2012 - 16:33:46
Hargeysa (Horseednews.com) Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan oo maalintii doraad Ciidanka Liyuu Booliska ee Maamulka Kililka Shanaad ee Ethiopia ay ku Xidheen Xero Milatari oo ku taala Deegaanka Xarshin ayaa shalay Subaxdii la sii daayey,

Read More »

Daawo Video: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Dacwado Ku Dhageystay Maxkmada Berbera

0 Visits: 329 | Monday September 24, 2012 - 16:23:17
Berbera (Horseednews.com) Daawo Video: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Dacwado Ku Dhageystay Maxkmada Berbera socdaalkan oo ay ku wehelinayaan xubno kamid ah gudiga cadaalada somaliland iyo garsoorayaal kale

Read More »

Komishanka Oo Digniin U Jeediyay Axsaabta ka qeyb galaysa tartanka Doorashada Deegaanka

0 Visits: 251 | Monday September 24, 2012 - 16:05:48
Hargeysa (Horseednews.com) Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka Md. Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) ayaa u soo jeediyay Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadu inay u hogaansamaan Xeerka anshaxa doorashada ee ay dhawaan saxeexeen, waxaanu uga digay in aanay wax kaanbayn ah samayn.

Read More »

Madaxweynaha JSL,waxa uu tacsi u DirayaaALLE ha u naxariistee MARXUUM MAXMED XASAN AXMED (NABADIID)

0 Visits: 251 | Monday September 24, 2012 - 15:56:30
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM MAXMED XASAN AXMED (NABADIID)

Read More »

Burco : Saraakiil Ka socda Baanka Adduunka iyo Somaliland Bussines Fund ayaa saaka Kulan Ballaadhan la qaatay Ganacsatada Gobolka Togdheer.

0 Visits: 582 | Monday September 24, 2012 - 08:15:48
Burco : Saraakiil Ka socda Baanka Adduunka iyo Somaliland Bussines Fund ayaa saaka Kulan Ballaadhan la qaatay Ganacsatada Gobolka Togdheer.

Read More »

Maamulaha Dahabshiil Group Dahabshiil Abdrashiid Oo Loo Xulay Kontonka Qof ee Afrika ugu Saamaynta Badan

0 Visits: 253 | Sunday September 23, 2012 - 21:56:31
Warbixin sannadle ah oo Wargeyska The African Report oo ka mid ah kuwa ugu caansan Afrika ku qiimayso dadka ugu saamaynta badan qaaradda, ayaa markii u horreysay lagu daray qof Soomaali ah 50 shakhsi oo la soo xulay, kaas oo noqday Maamulaha guud ee Shirkaddaha Dabashiil Group Mr. Cabdirashiid Maxamed…

Read More »

Dawladda Maraykanka Oo Si Taxadar Leh Uga Hadashay Wada Hadalka Somaliland & Somaliya Iyo Hadalkii Madaxweynaha Cusub Ee Qorshahan Khuseeya

0 Visits: 267 | Sunday September 23, 2012 - 15:27:04
Nayrobi(horseednews.com)-Dawladda Maraykanka ayaa si uu taxadar ka muuqdo uga hadashay wada hadalka u bilaabmay dawladaha Somaliland iyo Somaliya iyo weliba dhawaqa madaxweynaha cusub ee Somaliya uu ku sheegay inuu wada hadalka la sii wadayo Somaliland.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Agasimayasha Guud ee Arimaha Gudaha iyo Hawlaha Guud Oo ah Labada Wasaradood Oo Muhiima Ah

0 Visits: 382 | Sunday September 23, 2012 - 15:10:24
Hargeysa (Horseednews.com)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto madaxweyne oo numberkeedu yahay No. JSL/M/XERM/249-1329/092012 ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud,…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilki Ka Qaday Agasimihi Guud ee Wasarada Hawlaha Guud

0 Visits: 297 | Sunday September 23, 2012 - 15:02:08
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto madaxweyne oo numberkeedu yahay no. JSL/M/XILQ/249-1331/092012, Xilkii kaga qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyaynta iyo Gaadiidka, Mudane, Shariif Libaax…

Read More »

The Somaliland president met with the New European union representative to Somaliland and Somalia

0 Visits: 360 | Sunday September 23, 2012 - 14:12:38
Hargeysa (Horseednews.com) The European Union Envoy to Somaliland and Somalia Mr Michele Cervone and other EU delegate members came today in the capital city of Somaliland Hargeisa and met with the Somaliland President and the chairman/spokesperson of the House of Representatives.

Read More »

Madaxweynaha J. Somaliland ayaa kulamo la yeeshay Ergayga cusub ee Midowga Yurub iyadoo uu wehelinayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo xubno Wasiiro ah

0 Visits: 249 | Saturday September 22, 2012 - 21:51:16
Hargeysa(Horseednews.com)Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Michele Cervone iyo wefti uu hogaaminayo ayaa galabta booqasho shaqo ku yimid caasimada dalka ee Hargaysa,isla markaana kulamo la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Shir-gudoonka Golaha Wakiilada ee Somaliland.

Read More »

Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay 6 xubnood oo ka mid ah Wasiirrada cusub

0 Visits: 253 | Saturday September 22, 2012 - 20:37:29
Hareysa (Horseednews.com) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah k ku ansixiyay Lix xubnood oo ka tirsan Golaha wasiirrada Somaliland Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 47 mudane waxay cod u qaadeen ansixinta xubnaha wasiirrada cusub

Read More »