Wararka

Carabta Somaliland Oo taageeray Murashaxooda Iyo Suldaan Xiiray Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyey

0 Visits: 362 | Monday November 26, 2012 - 18:57:30
Munaasabad ballaadhan oo maalintii shalay ka dhacday hudheelka Saba ee magaalada Hargeysa ayey beesha Carabta Somaliland ku soo bandhigtay cududda ay la garab taagan yihiin murashaxa beeshan ka tirsan ee golaha deegaanka degmada Berbera u sharraxan Saalim Cubayd Saalim. Kulankan oo si aad ah loo soo…

Read More »

Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Oo Baaq Dar-daaran ah u jeediyay Saxaafadda Xilliga Doorashadda

0 Visits: 286 | Sunday November 25, 2012 - 21:28:48
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa in ololihii doorashadda deegaanka oo saamayn dhinacyo badan leh ku keenay dalku uu si nabad-gelyo ah ku dhammaaday. Waxaanu Tallooyin u soo jeediyay qeybaha kala duwan ee warbaahinta…

Read More »

:Murrashax C/Qaadir Xasan Faarax Oo Taageereyaashiisu wacdarro dhigeen

0 Visits: 302 | Sunday November 25, 2012 - 21:20:00
Murrashax C/Qaadir Xasan Faarax oo ka mid ah 25-ka Murashax ee Urur siyaasadeedka XAQSOOR u soo sharaxay Doorashada Deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa taageereyaashiisu ay si weyn uga soo qeyb galeen banaan bixii gunaanadka u ahaa ololaha doorashada ee lagu qabtay fagaaraha Beerta Xoriyadda. Boqolaal…

Read More »

Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay Inay Bilaabeen ambo-bixinta agabka doorashadda ee Goboladda

0 Visits: 311 | Sunday November 25, 2012 - 15:28:04
Hargeysa(Horseednews.com)Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi Geelle ayaa maanta shaaca ka qaaday inay bilaabeen ambo bixinta agabkii doorashada si loo gaadhsiiyo Goobaha Codbixinta ee Gobolada iyo Degmooyinka dalka. Afhayeenka Komishanku waxa uu cadeeyay inaanay jirin…

Read More »

Wasiirka Dibu Dejinta Somaliland Xaglatoosiye Oo Hargeysa Kula Kulmay waxgaradka Gobolada Bari

0 Visits: 290 | Sunday November 25, 2012 - 15:20:53
Hargeysa(Horseednews.com)Wasiirka wasaarada Dib-u-dajinta Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye), ayaa kulan baaladhan la yeeshay bulshada ku dhaqan maagaalada Hargey ee ka soo jeeda goboladda Sool, Sanaag iyo Buuhoodle, Kulankaasi oo shalay ku qabsoomay Huteelka Hadhwanaag ee magaalada…

Read More »

Madaxweynaha Kenya oo ballanqaaday in dib loo dhisi doono Suuqii la gubay ee Gaarisa

0 Visits: 237 | Saturday November 24, 2012 - 17:07:00
Kaddib markii toddobaadkiii horre dab la qabadsiiyay suuqii ugu weynaa magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi-bari waddanka Kenya, ayaa waxa arrintaas ka hadlay madaxda waddankaas. Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki oo shaley saxaafadda kula hadlay aqalka madaxtooyadda Harambii ayaa ballan qaaday in dib loogu…

Read More »

Wasiirka Maaliyadda Oo Sababeeyay asbaabaha Mushaharka shaqaalaha loo kordhin waayay

0 Visits: 292 | Saturday November 24, 2012 - 15:55:28
Hargeysa(Horseednews.com)Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay qorshihii ay xukuumaddu ugu tallogashay mushahar kordhintii shaqaalaha iyo sababaha intii uu xilka hayay ay suurogeli wayday, Wasiirku wuxuu sheegay in mushahar kordhintu ay ahayd qorshe siyaasaddeed…

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Qoraal Mahiga ku quudhsaday qadiyadda Somaliland

0 Visits: 242 | Saturday November 24, 2012 - 15:51:45
Hargeysa(Horseednews.com)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si adag uga jawaabay dhambaal uu u soo diray ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Augustine Mahiga, kaas oo uu Mr. Mahiga ku soo qoray luuqad quudhsi iyo gef ku ah qaddiyadda madaxbanaanida…

Read More »

Urur-siyaasadeedka Waddani Oo Isku Soo Bax Ballaadhan Ku Soo Khatimay Ololihiisa U Diyaar garawga Doorashada

0 Visits: 291 | Saturday November 24, 2012 - 15:29:06
Urur-siyaasadeedka Waddani ayaa maalintii ugu dambaysay ololihiisa oo maanta ku beegnayd waxa uu isku soo bax ballaadhan ka sameeyey magaalada Hargeysa halkaasi oo ay iskugu soo baxeen boqolaal ka tirsan taageerayaasha ururku . Isku soo baxa ay ururku ku soo khatimayey maalmihiisa ololaha doorashada…

Read More »

Urur-siyaasadeedka Waddani Oo Isku Soo Bax Ballaadhan Ku Soo Khatimay Ololihiisa U Diyaar garawga Doorashada

0 Visits: 257 | Saturday November 24, 2012 - 13:36:15
Urur-siyaasadeedka Waddani ayaa maalintii ugu dambaysay ololihiisa oo maanta ku beegnayd waxa uu isku soo bax ballaadhan ka sameeyey magaalada Hargeysa halkaasi oo ay iskugu soo baxeen boqolaal ka tirsan taageerayaasha ururku . Isku soo baxa ay ururku ku soo khatimayey maalmihiisa ololaha doorashada…

Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Dhagax-dhigay mashaariic Laga Hirgelinayo Boorame

0 Visits: 254 | Friday November 23, 2012 - 18:12:09
Hargeysa(Horseednews.com)Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa maanta dhagax dhigay mashaariic dhawr ah oo muddo la sugayay oo ka hirgali doona magaalada Boorama, Dhagaxdhiga mashaariicdan ayaa waxa madaxwayne ku xigeenka ku wehelinayay wasiirro ka tirsan xukuumada,…

Read More »

Musharax Cabdifataax Cumar Coofle (Geelle) Oo Safar Ku Soo Maray Meelo Ka Tirsan Deegaanka Hoostaga Degmada Sabo-wanaag

0 Visits: 342 | Friday November 23, 2012 - 13:55:09
)-Musharax da'da yare e Cabdifataax Cumar Coofle (Geelle) oo ka sharaxan urur-siyaasadeedka Xaqsoor degmada Hargeysa oo ay weheliyaan qaar ka tirsan waxgaradka iyo taageerayaashiisa ayaa waxay safar ku soo mareen qaar ka tirsan tuulooyinka iyo dhulka hoostaga degmada Sabo-wanaag halkaasi oo si diiran…

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Kutub Ku Wareejiyay Kuulliyada Shareecada Islaamka Ee Magaalada Ceerigaabo.

0 Visits: 353 | Friday November 23, 2012 - 13:28:59
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) oo ka mida culimada dalka ayaa maanta Kutub Cilmi ah ku wareejiyay kuulliyada Shareecada Bariga Afrika ee Magaalada Ceerigaabo. Sheekh Aadan waxa uu Kutubtan oo ah kuwa laga baranayo Shareecada Islaamka maanta ku wareejiyay Sheekh Maxamed Cali Biixi oo hormuudka…

Read More »

Taageerayaasha Murashax Ilyaas aw-Xuseen Jaamac oo Wacdaro ka muujiyey Isu Soo baxii Maanta Beerta Xoriyadda Caasimadda

0 Visits: 246 | Friday November 23, 2012 - 13:22:43
Hargeysa (HN)- Iyada oo ay maanta ku ekayd wareeggii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Goleyaasha deegaanka ee urur-siyaasadeedka DALSAN oo taageerayaashiisu si weyn isugu baxeen dhammaan gobollada iyo degmooyinka dalka, ayaa munaasibad ballaadhan loogu qabtay Beerta Xoriyadda ee Caasimadda Hargeysa.…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Dr Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Ku Saabsan Doorashooyinka Dalada Ururada aan Dawliga ahayn ee SONSOF

0 Visits: 261 | Thursday November 22, 2012 - 16:48:22
Hargeysa(Horseednews.com)Madaxweynaha Somaliland Dr Axmed MAxamed Maxamuud Siilaanyo AYaa maanta Kulan Kula Yeeshay Qasriga Madaxtooyada SOmaliland Dalada Ururada aan Dawliga ahayn ee uu hogaamiyo Dr Aadan Xaaji Cali Axmed waxaanay ka wada hadleen horumarinta iyo habsami u socodka qaab cadaalad ah in…

Read More »

Miyuu u Hiiliyay Mise wuu Ka Hadhay Madaxweynuhu KULMIYE?

0 Visits: 237 | Thursday November 22, 2012 - 16:36:26
Hargeysa(Horseednews.com)Waa Tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhinaca saxda ah. Waa marrag fur dhab ah oo Muujinaya ruug-cadaanimadiisa siyaasadeed iyo odaynimadiisa. Waa tusaale wax ku ool ah oo uu ku soo kordhiyay saaxaada siyaasadda. ee uu juhdiga adag u galay balaadhinteedda.

Read More »

“Ma Jirto Murashaxiin dhacday ama faa’istay ee Xisbiyo iyo Ururo ayaa Kuraasida kala helaya”

0 Visits: 242 | Thursday November 22, 2012 - 16:33:59
Hargeysa(Horseednews.com)Gudida diiwaan gelinta Ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka ayaa maanta shir wacyi gelin nabadeed ah kula yeeshay Huteelka Maansoor qaar ka mid ah salaadiinta gobolka Hargeysa, kuwaasi oo ay ka wada hadleen nabad-gelyadda dalka loo ilaalin lahaa xiliga natiijada…

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay xiliga La qeybinayo Darajooyinkii Ciidammadda Qalabka Sida

0 Visits: 239 | Thursday November 22, 2012 - 16:29:50
Hargeysa(horseednews.com)Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa shaaca ka qaaday in 15-ka December 2012 ay dalka Itoobiya ka iman doonto darajadii ciidammadda qalabka sida ee Somaliland oo dhan. Wasiirka Gaashaan-dhigu waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi maanta siiyay TV-ga…

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Kala Qeybgalay Taageereyaasha Kulmiye ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco

0 Visits: 294 | Thursday November 22, 2012 - 16:21:11
Burco(Horseednews.com)guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay xisbigoodu in uu raali ka yahay natiijada doorashada golaha deegaanka waxkastoo ka soo baxa isla markaana waxa uu usoo jeediyay axsaabta kale ee Qaranka Somaliland in aaney hoos u eegin tartanka doorashada ee axsaabta…

Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Khudbad u jeediyay taageereyaasha KULMIYE ee Awdal

0 Visits: 287 | Thursday November 22, 2012 - 16:18:03
Borama (Horseednews.com)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinaysay marwadiisa Marwo Raxma xaaji Muxumed Suldaan ayaa maanta taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal kala qayb galay isu soo bax balaadhan oo ay ka sameeyeen xarunta Gobolkaasi…

Read More »