Maqaallo

Daawo: Wasiirka Beeraha oo sheegay in Wasaaradiisu 9 kun oo qoys beero u qodi doonto

0 Visits: 94 | Sunday April 08, 2018 - 15:46:42
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland MD Axmed Muumin Seed ayaa ku dhawaaqay in Wasaaradiisu 9 kun oo qoys u qodi doonto beero.

Read More »

Daawo: Xukuumadda S.land Oo Beenisay In Ruushku Saldhig Melatari Ka Dhisanayo Saylac

0 Visits: 164 | Sunday April 08, 2018 - 11:58:53
Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in Wadanka Ruushku ka dalbaday Somaliland inay saldhig ka siiso Magaalada Saylac.

Read More »

Madaxweyne Biixi oo sheegay in Xukuumadii hore ay diiday dalab uga yimi Turkiga oo ku saabsanaa Dhisitaanka Madaarka Cigaal

0 Visits: 127 | Saturday April 07, 2018 - 11:30:36
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland MD Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dawladii hore ee Madaxweyne Siilaanyo ay ka diiday Turkiga dalab la xidhiidhay dhisitaanka Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal.

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta cod u qaadaya Miisaaniyaddii ugu horeysay ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi

0 Visits: 120 | Saturday April 07, 2018 - 11:14:03
Hargeysa (Horseeednews.com) Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta cod u qaadaya Miisaaniyadda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Read More »

Baasaboorka Somaliland oo si rasmiya loogu tegi doono Imaaraadka Carabta

0 Visits: 283 | Saturday April 07, 2018 - 11:01:18
Hargeysa( Horseednews.com) Xukuumadda Imaaraadka Carabta ayaa ogolaatay in dalkeedu lagu soo galo Baasaboorka Somaliland.

Read More »

Ruushka oo ku hanjabay in Maraykanku ka shalayn doono cunaqabataynta uu kusoo rogay

0 Visits: 134 | Saturday April 07, 2018 - 10:42:23
Moscow (Horseednews.com) Xukuumada Ruushka ayaa sheegtay inay qaadi doonaan talaabooyin adag oo jawaab u ah cunaqabataynta uu saaray Maraykanku.

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Jimciyada Sooyaal ee Mujaahidiintii S.N.M oo ka warbixiyey ku dhawaaqistii S.N.M

0 Visits: 318 | Saturday April 07, 2018 - 10:27:06
Halkan hoose ka daawo waraysigan

Read More »

Daawo: Barnaamij Tacsi ah oo loo qabtay Geeridii Hoboladii Weynayd Sahra Axmed Jaamac

0 Visits: 270 | Saturday April 07, 2018 - 10:17:15
Barnaamij Tacsi oo loo qabtay Hobaladii geeriyootay Sahra Axmed Jaamaca. Ka daawo halkan

Read More »

Raysal wasaaraha cusub ee itoobiya Aby Ahmed oo socdaalkiisii ugu horeeyay ku imanaya Magaalada Jigjiga.

0 Visits: 396 | Saturday April 07, 2018 - 10:06:21
Jigjiga(Horseednews.com) Raysal wasaaraha Cusub ee Itoobiya Aby Ahmed oo dhawaan loo doortay xilkaasi ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee gudaha ku tegi doona maanta Magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida.

Read More »

Daawo: Xildhibaano Eedeeyn U jeediyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

0 Visits: 87 | Friday April 06, 2018 - 22:35:38
Muqdisho (Horseednews.com) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedayn u jeediyey Gudoomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari. Xildhibaanadan oo ah kuwa dabada ka riixaya mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyenimada Jawaari ayaa sheegay in Mudane Jawaari uu ku tuntay sharciga iyo dastuurka u yaalla…

Read More »

Xubinta Ciyaaraha ee HCTV Arsenal Oo badisay iyo QOdobo kale

0 Visits: 152 | Friday April 06, 2018 - 18:40:15
Hargeysa (Horseednews.com) Xubinta Ciyaaraha ee HCTV Arsenal Oo badisay iyo QOdobo kale

Read More »

Daawo: Wafdi Ka Socda Uk Oo Kulan La Qaatay xubnaha wakiilada iyo Gudoomiyayaasha X,Ucid & Waddani

0 Visits: 112 | Friday April 06, 2018 - 13:59:57
Hargeysa (Horseednews.com) Wefdi ka socday dawladda ingiriiska oo kulamo la qaatay Xubno ka mida Golaha Wakiilada iyo Gudoomiyayasha labada xisbi mucaarad.

Read More »

Madaxweynihii hore ee Kuuriyadda Koonfureed oo maanta la maxkamadaynayo

0 Visits: 84 | Friday April 06, 2018 - 13:47:07
Seul (Horseednews.com) Madaxweynihii hore ee Kuuriyadda Koonfureed Park Geun-Hye ayaa maanta la filayaa in xukun lagu rido.

Read More »

Madaxweynihii hore ee Wadanka Brazil Lula oo lagu xukumay 12 sano oo xabsi ah

0 Visits: 121 | Friday April 06, 2018 - 13:23:52
Sau paulo (Horseednews.com) Madaxweynihii hore ee Wadanka Brazil Luis Lula Da silva ayaa lagu xukumay xabsi dhan 12 sano oo xadhig ah kadib markii lagu eedeeyay inuu ku kacay musuqmaasuq.

Read More »

Daawo: Ardayda Dugsiga Hoose,Dhexe Qaadi Maxamuud Oo Mudaharaday kadib Markii La Eryay Maamulahoodii

0 Visits: 101 | Thursday April 05, 2018 - 11:48:05
Burco (Horseednews.com) Arday wax ka barata dugsiga Qaadi Maxamuud e magaalada Burco ayaa mudaharaad ka dhigay Magaalada Burco iyagoo ka cabanaya eryista maamulahoodii oo dhawaan ay Wasaarada Waxbarashadu shaqadii ka joojisay.

Read More »

Daawo: " Qoladanina jeegaanta ha joojiso, idinkuna beesha dhexe joojiya.." Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 147 | Thursday April 05, 2018 - 11:14:34
Borama (Horseednews.com) Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Ucid faysal cali waraabe oo ka qaybgalayey xaflad qalinjabin ah oo ka dhacday magaalada borama ayaa ka hadlay dhibaatada qabyaalada.

Read More »

Daawo: Prof Abdi Samater oo eedaymo culus u jeediyey Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya isagoo dhinaca kalena ku sifeeyay siyaasada xamar nijaas.

0 Visits: 148 | Thursday April 05, 2018 - 11:09:12
Minnesota (Horseednews.com) Prof Abdi Samater ayaa weerar culus ku qaaday Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prof Jawaari isagoo ku eedeeyay qalalaasaha siyaasadeed ee ka aloosan Magaalada Muqdisho. Prof Samatar wuxuu sidoo kale dhaleeceeyay Siyaasada Soomaaliya isagoo ku sheegay nijaas. Prof Samatar wuxuu…

Read More »

Boorama:- Daawo: Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacadda Horn International

0 Visits: 190 | Thursday April 05, 2018 - 10:41:42
Borama (Horseednews.com) Arday baratay culuumta caafimaadka oo ka qalinjabiyey jaamacada Horn International ayaa xaflad qalinjabina loogu qabtay Magaalada Boorama.

Read More »

Daawo: Wasiir ku xigeenka Waxbarashada oo safar shaqo ku tegay Boorama

0 Visits: 143 | Thursday April 05, 2018 - 10:31:19
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Somaliland oo ka warbixiyey safar uu ku joogo Magaalada Boorama isagoo kor meeray xafiisyada wasaarada.

Read More »

Daawo: Wafdi Culus Oo Ka Socda Uk Oo Hargeysa Soo Gaadhay

0 Visits: 119 | Thursday April 05, 2018 - 09:56:18
Hargeysa (Horseednews.com) Wefdi balaadhan oo ka socda Wadanka Uk ayaa soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Read More »