Wararka

Xisbiga Waddani Oo U Hanjabey Siyaasi Duur .." Talaabo Ayaanu Ka Qaadi Doonaa Xisbiga Waddani-na Kama Tirsana .."

0 Visits: 65 | Sunday March 03, 2019 - 16:55:47
Hargeysa (HN):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu hanjabaad u diray siyaasi Duur waxaana ay sheegen in Duur aanu xisbiga ka mid aheyn balse uu yahay siyaasi u shaqo tagay xukuumada Madaxweyne Biixi Gudoomiyaha Anshaxa ee xisbiga Waddani Siyaasi Cali Cantar waxaa uu cadeeyey in dhawaan xisbiga…

Read More »

"Wasiir Ahoow Ama Gudoomiye Markaad Yurub Tagto Shacab Ayaad Tahay ,Dalkaaga Ayuun Baad Qof Shafar Leh Ku Tahay"Gud Golaha wakiilada Somaliland

0 Visits: 57 | Sunday March 03, 2019 - 16:53:11
Hargaysa(Horseednews)"Wasiir Ahoow Ama Gudoomiye Markaad Yurub Tagto Shacab Ayaad Tahay ,Dalkaaga Ayuun Baad Qof Shafar Leh Ku Tahay"Gud Golaha wakiilada Somaliland

Read More »

Muuqaal-Kulmiye Oo Qirtey Khalad Uu Sameeyey Shirkii Golaha Dhexe

0 Visits: 49 | Sunday March 03, 2019 - 16:47:42
Hargeysa (HN):- Gudoomiyaha Haa'yadda Barakacaayasha Somaliland Md Cabdikariim Xinif oo maanta la Hadley telefishanka Universal Tv ayaa waxaa uu taageeray eedeymo dhawaan xisbiyada mucaaridku u jeediyeen shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo ay ku eedeyeen mid ay ka qeyb galeen shaqaale iyo taliyayaal…

Read More »

Muuqaal-" Barnaamijka Shaqo Qaran Waa Mashruuc Soo Nooleeyey Curfigii Ku Salaysnaa Maxaad taqaan oo Saaxada ka Saaray Ayaad Taqaan "Gudoomiyaha Barnaamijka Shaqo Qaran.

0 Visits: 52 | Sunday March 03, 2019 - 16:40:21
Hargaysa(Horseednews)" Barnaamijka Shaqo Qaran Waa Mashruuc Soo Nooleeyey Curfigii Ku Salaysnaa Maxaad taqaan oo Saaxada ka Saaray Ayaad Taqaan "Gudoomiyaha Barnaamijka Shaqo Qaran.

Read More »

Muuqaal-"Waxaan leeyahay muuse Biixi Ilaa iminka Si Wanaagsan oo Dhex Ah Ayuu u Wadaa Shaqada uu Qaranka u Haayo"Faysal Cali Waraabe.

0 Visits: 63 | Sunday March 03, 2019 - 16:15:29
Hargaysa(Horseednews)Muuqaal-"Waxaan leeyahay muuse Biixi Ilaa iminka Si Wanaagsan oo Dhex Ah Ayuu u Wadaa Shaqada uu Qaranka u Haayo"Faysal Cali Waraabe.

Read More »

Muuqaal-Xisbiga Waddani Oo Amaanay barnaamijka Shaqo Qaran"Barnaamijkan Shaqo Qaran Yaan La Siyaasadayn" Cabdiqaadir Jirde

0 Visits: 53 | Sunday March 03, 2019 - 16:10:21
Dararweyne(Horseednews)Muuqaal-Xisbiga Waddani Oo Amaanay barnaamijka Shaqo Qaran"Barnaamijkan Shaqo Qaran Yaan La Siyaasadayn" Cabdiqaadir Jirde

Read More »

Muuqaal-Wasiirka Beeraha Somaliland oo Shaaciyey In Dalka Laga Joojiyey Siidhka Laga Keeno Dibadda

0 Visits: 62 | Saturday March 02, 2019 - 23:38:28
Hargeysa (Horseednews):- Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in guud ahaan dalka laga joojiyey Siidhkii dalag-yada kala duwan ee dalka dibada uga iman jiray Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Read More »

Muuqaal-Ciidanka Booliska Oo Hawl Galo Ka Bilaabay Hargeysa-

0 Visits: 70 | Saturday March 02, 2019 - 23:35:55
Hargeysa (Horseednews):- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ay ka bilaabeen hawl galo ay ku qab qabanayaan darwalada wada basaska ee aan haysanin sharciga waddo marista Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Read More »

Roobabkii Guga oo Si Wanaagsan Uga Curtay Deegaamo Hoos yimaada Gobolka gabiley

0 Visits: 64 | Saturday March 02, 2019 - 23:31:13
Gabiley(Horseednews)Roobabkii Guga oo Si Wanaagsan Uga Curtay Deegaamo Hoos yimaada Gobolka gabiley

Read More »

Xukun Dil Ah oo Lagu Riday Shan Wiil oo Dhacdo Kufsi Ka gaystay Deegaamo hoos Yimaada Maamulka Puntland

0 Visits: 39 | Saturday March 02, 2019 - 19:44:53
Gaalkaco (Horseednews)-Maxkamada darajada koobaad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan nin oo dhalinyaro ah kuwaa oo lagu helay in ay geesteen kufsi Wadareed.

Read More »

Muuqaal-Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay

0 Visits: 86 | Saturday March 02, 2019 - 19:34:39
Hargeysa (Horseednews):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay dhismaha jidka Isku xidhi doona Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor oo dhawaan la dhagax dhigay

Read More »

Muuqaal-Qaar ka Mid Ah Culimada Somaliland Oo Maayarka Hargaysa Ku Dhaliilay Wadooyinka Burbursan iyo Waxqabad La'aan baahsan

0 Visits: 54 | Saturday March 02, 2019 - 19:31:10
Hargaysa(HN)Muuqaal-Qaar ka Mid Ah Culimada Somaliland Oo Maayarka Hargaysa Ku Dhaliilay Wadooyinka Burbursan iyo Waxqabad La'aan baahsan

Read More »

"Waa Inay Goobahaasi Kaga Guuraan Muddo Bil Ah…." Xukuumadda Somaliland Oo Xarumaha Dawladda Ka Raraysa Shacabka

0 Visits: 37 | Saturday March 02, 2019 - 19:25:57
Hargeysa (IHorseednews):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyaynta Md. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, Ayaa Ku Wargaliyey Dadwaynaha Degan Xurumaha W

Read More »

Ujeedada Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Galabta U Dhoofay Dalka Jabuuti

0 Visits: 62 | Saturday March 02, 2019 - 19:23:10
Hargeysa (Horseednews):- Dawladda jabuuti ayaa masuuliyiin iskugu jira wasiiro iyo siyaasiyiin ka tirsan xisbiga taladda dalka haya ee kulmiye casuumad rasmi ah u soo dirtay,taasi oo ay u soo marisay saafaradda somaliland ku leedahay dalka Jabuuti.

Read More »

Maraykanka Oo Lacag Dhan Hal Milyan Oo Dollar Dul Dhigay Madaxa Wiilkii Uu Dhalay Osama Bin Ladin

0 Visits: 40 | Friday March 01, 2019 - 19:46:05
Beshawer(HN)Dawladda Maraykanka ayaa hal milyan oo doolar siinaysa ciddii war ka keenta Xamza oo ah wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacidda Usama Bin Laden.

Read More »

Muuqaal-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Sheegay Inaanu Goaankiisii Dhaliisha Ciidanka boolisku Weli Is Bedelin

0 Visits: 51 | Friday March 01, 2019 - 19:41:49
Hargeysa (HN):- Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la Hadley xadhigiisii iyo qaabkii loo sii daayey waxaana uu ku hanjabey in aanu ka noqon doonin fikirkii lagu xidhay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Read More »

Muuqaal- " Jidka Maanta La Dhisayaa maaha Mid Cusube Waa Keenii Hore oo La Yara Dayactirayo" Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta

0 Visits: 48 | Friday March 01, 2019 - 18:26:14
Hargaysa(Horseednews)Muuqaal- " Jidka Maanta La Dhisayaa maaha Mid Cusube Waa Keenii Hore oo La Yara Dayactirayo" Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta

Read More »

Muuqaal-Xubno Hore u Sheegtay Maayar Iyo Kuxigeen Hargaysa Maamula Ayaa Sheegay Inay Iskaga baxeen Waddani Kuna Biireen Xisbiga Ucid

0 Visits: 37 | Friday March 01, 2019 - 18:15:00
Hargeysa (HN):- Xubno dhawaan madaxweyne Biixi cafis ku soo daayey oo dhawaan Maayar iyo maayar ku xigeen sheegtay ayaa waxaa ay sheegey inay iska casileen xisbiga Waddani oo golihiisa dhexe ay ku jireen isla markaana ay ku biireen xisbiga UCID Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Read More »

Muuqaal-Askar Somaliland Ah Oo Maxkamadu Xukun Ku Riday Iyo Danbiga Ay Sameyeen

0 Visits: 74 | Friday March 01, 2019 - 01:13:07
Burco (HN):- Maxkamada ciidamada qaranka Somaliland ayaa waxaa ay xukun min shan sanno ah iyo ganaax Lacageed ku riday saddex askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland , kuwaas oo lagu soo qab qabtey maan dooriyaha Khamriga Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Read More »

Muuqaal-Lacag Intee Leeg Baa Ku Baxaysa Jidka Berbera Corridor , Goormuu se Dhamanayaa?

0 Visits: 56 | Thursday February 28, 2019 - 21:33:16
Hargeysa (Horseednews):- Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Md Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu maanta shaaciyey lacagta ku bixi doonta Jidka Berbera Corridor oo maanta la dhagax dhigay

Read More »