Sports

Chelsea oo ku guulaysatay Horyaalka Ingiriiska

0 Visits: 667 | Saturday May 20, 2017 - 23:23:43
Hargeysa (Horseednews.com ) Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa ku guulaysatay Horyaalka Ingiriiska kaddib markii uu ciyaaryahan Michy Batshuyi uu u dhaliyay goolka kaliya ee ay xalay uga badisay kooxda West Brom.

Read More »

Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka ee Champions League Oo Laso Saaray

0 Visits: 1049 | Friday March 17, 2017 - 14:40:55
Hargeysa (Horseednews.com) CHAMPIONS LEAGUE LAST EIGHT Atletico Madrid vs Leicester - April 12, April 18 Borussia Dortmund vs Monaco - April 11, April 19 Bayern Munich vs Real Madrid - April 12, April 18 Juventus vs Barcelona - April 11, April 19

Read More »

Cristiano Ronaldo oo Lionel Messi uga guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiican caalamka

0 Visits: 699 | Thursday January 12, 2017 - 15:53:30
Cristiano Ronaldo waxaa loo caleemo saaray ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka ka dib xaflad ka dhacday Zurich oo lagu gudoonsiiyay abaalmarinta FIFA.

Read More »

Daawo Video +Sawiro : Tartanka kubada cagta ee isdhexgalka qoomiyadaha dalka switzerland

0 Visits: 834 | Monday January 09, 2017 - 22:52:23
Stegalen (Horseednews.com) Daawo Video +Sawiro : Tartanka kubada cagta ee isdhexgalka qoomiyadaha dalka switzerland

Read More »

DAAWO muuqaalka khudbadda Prof. Samatar oo uu ka jeediyey kulan casuumad casho ah oo dhallinyarada xukuumadda iyo KULMIYE u sameeyeen.

0 Visits: 705 | Monday January 09, 2017 - 22:52:23
Hargeysa (Horseednews.com) DAAWO muuqaalka khudbadda Prof. Samatar oo uu ka jeediyey kulan casuumad casho ah oo dhallinyarada xukuumadda iyo KULMIYE u sameeyeen.

Read More »

Arsenal honour 'wonderful' manager Arsene Wenger with a crystal vase for his 20th anniversary as reporters receive pens to mark the occasion

0 Visits: 587 | Friday September 30, 2016 - 18:22:47
Saturday officially marks 20 years since Arsene Wenger arrived at Arsenal Frenchman describes his relationship with the club as a 'love story' However, Wenger fails to rule out becoming England manager one day The Gunners face Burnley at Turf Moor on Sunday in the Premier League

Read More »

Wenger "oon akhrin doonin" buugga Mourinho

0 Visits: 887 | Friday September 23, 2016 - 22:50:35
Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Arsenal, Arsene Wenger ayaa sheegay in hubaashii "uusan akhrin doonin" buug ay qoraaladiisa ka mid yihiin

Read More »

Fabregas oo meesha ka saaray in aysan isku wanaagsanayn Antonio Conte

0 Visits: 813 | Monday August 29, 2016 - 14:30:36
London (Horseednews.com)-Cesc Fabregas oo kooxda Chelsea khadka dhexe uga dheela ayaa meesha ka saaray wararka tilmaamaya in aysan isku wanaagsanayn tababare Antonio Conte.

Read More »

Daawo Goolasha Aaron Ramsey iyo Goolashiisa Oo Shilal Sababay Xogta Dahsoon

0 Visits: 947 | Wednesday July 27, 2016 - 20:23:54
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Goolasha Aaron Ramsey iyo Goolashiisa Oo Shilal Sababay Xogta Dahsoon

Read More »

Portugal iyo Ronaldo oo ku guuleystay koobka kubada cagta Euro 2016-ka +Sawiro

0 Visits: 1072 | Monday July 11, 2016 - 16:00:21
Waxaa Xalay lasoo afjaray Finalka koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016-ka waxaana caawa ay riyadiisa u rumoowday Cristiano Ranaldo oo koobkiisa labaad oo muhiim u ah uu sannadkaan kor u qaaday.

Read More »

Marti Galiyaasha Tartanka Qaramada Yurub Ee France Oo Iska Xaadiriyay Finalka Euro 2016, Antoine Griezmann Oo Laba Gool Dhulka Ku Jiitay Germany

0 Visits: 781 | Friday July 08, 2016 - 13:07:13
Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka tartanka ay koobkiisa marti galinayaan ee Euro 2016 kadib markii ay 2:0 ku garaaceen xulka qaranka koobka aduunka haysta ee Germany.

Read More »

Kabtan 7 Ronaldo oo 12 sano ka dib Finalka keenay Xulka Portuqal +sawiro

0 Visits: 854 | Thursday July 07, 2016 - 21:02:58
Xulka Portuqal ayaa 12 sano ka dib markale lagu arkay Finalka Euro ka dib markii kulankii Sami Finalka Euro 2016 ay xalay ku quusiyeen 2-0 Xulka Wales oo ciyaar xiiso badan ay dhexmartay Garoonka Magaalada Lyon ee Cariga Franca.

Read More »

Chile oo Oohisay Messi markii 2aad oo xidhiidh ah iyo Sanches oo xidiga koobka qaatay +sawiro

0 Visits: 911 | Monday June 27, 2016 - 10:41:52
New Jersey (Horseednews.com) Chile Oo Rogoorayaal Argentina Kaga Qaaday Copa America Xilli Messi Iyo Vidal Darbooyinkoodii Ay Qasaariyeen

Read More »

Arsenal Oo Xiddig Laf Dhabar U Ah Ka Soo Qaadaneysa Atletico Madrid (Tolow Waa KEe??) By

0 Visits: 743 | Tuesday May 31, 2016 - 10:25:05
Arsenal ayaa diyaar u ah inay dalab u dirto xiddiga kooxda Atletico Madrid Yannick Carrasco oo wacdaro ka dhigaya koxdiisa.

Read More »

ciyaartii xalay;Leicester oo horyaalka Ingiriiska ku guulaysatay

0 Visits: 1020 | Sunday May 08, 2016 - 13:13:54
Hargeysa(Hn)ciyaartii xalay Leicester oo horyaalka Ingiriiska ku guulaysatay

Read More »

Liverpool oo gaartay finaalka Europa Lana Ciyaaraysa Savile

0 Visits: 1021 | Friday May 06, 2016 - 17:11:07
Kooxda Liverpool ayaa gaartay finaalka tartanka Europa League, ka dib markii ay 3-0 kaga badisay kooxda Villarreal, lugtii labaad ee nus dhammaadka tartankaasi oo lagu dheelay garoonka Anfield.

Read More »

Kooxda Reer Madrid Oo Gaadhay Faynalka Horyaalka Yurub Reebtayna Bayern Munich 2-3 ATLETICO MADRID

0 Visits: 848 | Tuesday May 03, 2016 - 23:23:53
Hargeysa (Horseednews.com) Kooxda Reer Madrid Oo Gaadhay Faynalka Horyaalka Yurub Reebtayna Bayern Munich 2-3 ATLETICO MADRID

Read More »

Super Ronaldo Oo Labo Rikoor Kale Oo Cusub U Dhigay Champions League Xalayto, Mid Kalena Ku Dhow Inuu Jabiyo.

0 Visits: 701 | Wednesday April 13, 2016 - 11:17:44
Super Ronaldo Oo Labo Rikoor Kale Oo Cusub U Dhigay Champions League Xalayto, Mid Kalena Ku Dhow Inuu Jabiyo

Read More »

Real Madrid Oo Santiago Bernabeu Ku Dubatay Kooxda Wolfsburg +Sawiro

0 Visits: 1305 | Wednesday April 13, 2016 - 11:17:44
Real Madrid Oo Santiago Bernabeu Ku Dubatay Kooxda Wolfsburg, Halyay Cristiano Ronaldo Oo Saddexley Dhinaca Kale Ugu Dhigay Natiijadii Kulankii Hore Iyo Kooxda Zidane Oo Iska Xaadirisay Afar Dhamadka Champions Leaque-ga

Read More »

Ururka Kubada Cagta Aduunka Ee Fifa Oo Doortay Gudoomiye Cusub Iyo Tartankii Dhex Maray Musharaxiinta

0 Visits: 759 | Friday February 26, 2016 - 23:00:30
Zurich (Horseednews.com) xubnaha ururka kubada cagta aduunka ee Fifa ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada wadanka Switzerland waxay ku doorteen gudoomiye cusub oo badali doono gudoomiyihii xilka iska casilay ee ururkaasi.

Read More »