Maqaallo

Eden Hazard Oo Lagu Wado Inuu Maanta Gelinka Danbe Ku Dhawaaqo Kooxda Uu Ku Biirayo.

0 Visits: 416 | Monday May 28, 2012 - 16:24:34
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ugu cadcadahay saxiixa ciyaaryahanka, halka sidoo kalena labada Manchester ay ku jiraan tartan adag. Kooxdii la soo wareegta seddexdaan koox ee ciyaaryahanka ku tartameysa waxaa la filayaa inay bixin doonto 25 milyan ginni, iyo mushaharkiisa oo todobaadkii ah 170…

Read More »

GORFEYN: XUSKA MAALINTA XORRIYADDA Qalinkii: Maxamed Saleebaan Cumar

0 Visits: 475 | Monday May 28, 2012 - 16:17:48
Si waafi ah ugama fekerno sababaha aynnu fal kasta u samaynno, mana halaanbaynno saamaynta arrin kasta oo dadnimadeenna iyo ummadnimadeenna lama-huraan u ah. Taasi waxay keentay inaynnu ku noolaanno, kuna naalloonno nolol sabbaynaysa oo aan lahayn halbeeg laga qiyaaso gedgeddoonka tagtadeeda iyo timaaddadeeda.…

Read More »

Waxaan hubaa in madaxweyne A.M. Siiraanyo Ku guulaysan doono Aqoonsi ay hesho somaliland Mudo dhow by Cabdi.D.camuud

0 Visits: 449 | Sunday May 27, 2012 - 15:41:25
Waxaan salaan u soo jeedinayaa dhamaan warbaahinta somaliland ee sida wanaagsan noogu kala tebisa wararka,waan idin salamaamayaa dhamaantiin. Salaan kadib.waxaan jecel ahay in aan bogaadyo madaxweynaha somaliland sida wanaagsan ee uu u wado xilkii loo idmadayiyo

Read More »

FP’s Lawrence Solomon: Capitalist haven Lawrence Solomon

0 Visits: 468 | Saturday May 26, 2012 - 21:55:46
This anomaly of a country, Somaliland, is unrecognized by any other country in the world, even though the World Bank's chief economist for Africa touts it as a "success story" and the World Bank itself doesn't formally recognize it

Read More »

Cesc Fabregas Oo Ugu Baaqay Robin Van Persie Inuu Lasii Joogo KooxdaArsenal Si Uu Koobab Ula Laqaado

0 Visits: 483 | Friday May 25, 2012 - 14:37:35
Kabtankii hore ee Arsenal Cesc Fabregas ayaa ugu baaqay kabtanka xiligan ee kooxda Arsenal Robin van Persie in aanu raacin talaabadiisii uu kaga tagay kooxda Emirates, islamarkaana uu sii joogo waqooyiga London. Fabregas ayaa Arsenal ka tagay xagaagii hore

Read More »

The Somalia Higher Education: The Systemic Barriers to Somalilanders

0 Visits: 460 | Friday May 25, 2012 - 14:21:41
At occasions like this, we need to count our blessings during the last 21 years of Somaliland independence. We have to also reflect on the trials and tribulations of the wilderness years, the 31 years that Somaliland was under the political domination of the South, especially the 20 years under the…

Read More »

In Somalia, journalist killed in Mogadishu

0 Visits: 508 | Friday May 25, 2012 - 14:17:35
Nairobi, May 24, 2012-Assailants in Mogadishu today gunned down the host of a critical radio program, further punctuating what has already been a deadly year for the Somali press corps

Read More »

Maxamuud xaashi waa halyey ka soo baxay xilkiisii kadaaya xagxagashada. by Cabdi.D.Camuud

0 Visits: 461 | Friday May 25, 2012 - 14:05:22
axaan halkan ka salaamayaa warabaahinta noo kala gudbisa wararka waxaan leeyahay waa mahadasntihiin.Intaasi kadib waxaan jecel ahay in aan in yar ka idhaahdo dadka xaasidaka

Read More »

SUXUFIGA IYO SAXAAFADDA SOMALILAND

0 Visits: 470 | Wednesday May 23, 2012 - 21:21:58
Saxaafadda Somaliland ayaa ah mid heerer kala gedisan soo martay oo waayo iyo wakhti adag la soo kulantahay, saxaafadda Somaliland oo si habsamiya ula jaanqaaday geedi socodka sooyaal ee dhismaha dowladnimo oo tan iyo

Read More »

Waxa aan maareeyaha dekeda berbera ku hambalyaynayaa isbedelka uu ku sameeyay dekeda berbera ee dhinaca madaxda dhalinyarada ah ee uu kusoo kordhiyay by Guuleed Iiman Maxamed.

0 Visits: 481 | Monday May 21, 2012 - 23:06:52
Waxyaabaha kale ee uu mareeyaha Dekadu wax ka qabtay waxa ka mid ah, Cabashada Shaqalaaha taas oo uu kor ugu qaaday Mushaharkii %50, taas oo iyana keentay dhiiri galin dhinaca shaqlaaha dekada ah

Read More »

Top week for Torres and Mata capped by call to Spain squad

0 Visits: 690 | Monday May 21, 2012 - 21:55:19
Champions League winners Fernando Torres and Juan Mata have been added to the Spain squad ahead of the upcoming friendlies against Serbia and South Korea.

Read More »

xukumada manta jirta waxay la kowsatay dal iyo dad aan lahayn administration iyo kala dan bayn by maxamed

0 Visits: 773 | Monday May 21, 2012 - 21:43:35
marka xiga waxan doonaya inan si toosa uga hadlo xalada siyaasaded ee manta wdanko marayo iyo siday u bateen dhalilaha loo jeedinayo xukumada manta jirta xukumada manta jirta waxay la kowsatay dal iyo dad aan lahayn administration iyo kala dan bayn. Marka waxa adkaanaysa markay dalki timaado

Read More »

WASIIR XIRSI WAA (GOLDEN PERSON by c/risaaq axmed maxamuud

0 Visits: 559 | Monday May 21, 2012 - 21:26:37
waxa aan qalinka u qaatay in aan ka hadlo kalmado ka dhoho wasiirka madaxtooyada mudane xirsi ali x xasan. xalay ayaan waxa aan hotel city plaza ee burco kaga qayb galay arooskii wariye mustefe cismaan oo uu wasiirku ka mid ahaa xubnihii ka qayb galay,

Read More »

Doorashadii Tijaabada ahayd ee Gudida Doorashooyinku qabteen (Ahmiyadda yo Macnaha kale ee ay u lahayd Somaliland, xilliga lagu beegay iyo Qorshaha laga lahaa))

0 Visits: 568 | Monday May 21, 2012 - 20:58:20
Xuseen aadan Yuusuf (Kurdi) Doorashadii Tijaabada ahayd ee ay dhowaan qabteen Gudida Doorashooyinka Qaranku oo Qorshaha laga lahaa ahaa in lala socdo sida loo waajahayo qabashada doorashada dawladaha Hoose oo la qorsheeyey in diiwaangelin la'aan la hirgeliyo,

Read More »

baro quraanka kariimka ah iyo culuumta shareecada islaamka adoo gurigaaga dhex jooga meel kasta oo aad joogto baro diinta

0 Visits: 5174 | Sunday May 20, 2012 - 23:15:16
asalaamu caleykum dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan uugu bushaareynanaa in iyaga iyo caruurtoodaba ay diinta baran karaan iyaga oo jooga guryahooda

Read More »

Waxaan halkan ka salamayaa dhamaan dowlada ,iyo xusbiyada qaranka,golaha guurtida iyo golaha barlamanaka , ciidamada qaranka ee kala duduwana

0 Visits: 540 | Sunday May 20, 2012 - 23:02:28
Halakan waxaan idinleeyahay marlabaad ciid wanaagsan 18/05/2012 hana iloobina ciida wadanka oo yaan la dhayalasan oo haloo diyaargaroobo sanad walaba kahor 2 bilood kahaor Takale waxaan idiinku cel celinayaa

Read More »

Xukuumadan uu hogaamiyo A.M.Siiraanyo mid ka wanaagsan hore umaynu arag dibna u arki mayno ee halag faa´iidaysto reer S.Landow !!!!!!

0 Visits: 541 | Sunday May 20, 2012 - 21:35:56
Waxaan halkan ka salaamayaa warbaahinta sida wanaagsan noogu kala gudbisa wararka taasi oo noo heegan ah goor kasta Asww. Intaasi haddii aan ku dhaafo warbaahinta iyo mahadnaqeeda waxaan jecel ahay in aan ka hadlo i

Read More »

Sanad guuro wacan Somaliland Waqtiyada socdaalka ah Ayaamaha silsiladda ah.

0 Visits: 631 | Sunday May 20, 2012 - 16:53:05
Sanad guuro wacan Somaliland Waqtiyada socdaalka ah Ayaamaha silsiladda ah .

Read More »

Lionel Messi Oo 14 Gool Ku Qaaday Gooldhalinta Champions League Ee Xilli Ciyaareedkan

0 Visits: 490 | Sunday May 20, 2012 - 16:27:31
Lionel Messi Oo 14 Gool Ku Qaaday Gooldhalinta Champions League Ee Xilli Ciyaareedkan

Read More »

kuwa soo weeraray ciidanka qaranka yaan loo naxariisan by khadar hussein

0 Visits: 652 | Thursday May 17, 2012 - 23:07:51
weerarkii argagixisada ahaa ee lagu soo qaaday hal bowlaha jamhuuriyada s/land oo ah asalaamu calaykum dhamaantiin

Read More »