Maqaallo

OGEYSIIS KA YIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA, GANACSIGA IYO MAALGASHIGA MUDANE AXMED XASAN CARWO KUNA SOCDA ARDAYDA JAAMACADAHA SOOMALILAND

0 Visits: 430 | Sunday June 24, 2012 - 00:33:17
OGEYSIIS KA YIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA, GANACSIGA IYO MAALGASHIGA MUDANE AXMED XASAN CARWO KUNA SOCDA ARDAYDA JAAMACADAHA SOOMALILAND

Read More »

Somaliland: Qiimee Qofkaaga si aad Qiiimo u Yeelato! By: Rashiid Sulub Caalin, Hargeysa, Somaliland

0 Visits: 445 | Sunday June 24, 2012 - 00:21:35
Aniga oo ah muwaaddin reer Somaliland ah, had iyo jeerna ka shaqeeya hawlaha samafalka, gaar ahaan arrimaha bulshada intooda badan

Read More »

DADKA REER SOMALILAND WAXAAN LEEYAHAY KU KALSOONAADA MADAXDIINA By mikail jibril sh muxumed yare

0 Visits: 453 | Saturday June 23, 2012 - 16:12:58
Waxaan doonayaa inaan si kooban uga hadlo shirkii dhex maray somaliland iyo somalia iyo qodobadii lagu heshiiyay waxaana igu kalifay markaan arkay jahawareerka iyo faham

Read More »

WADADII CADAYD CAGTA SAARAYEE, CIMRIGII JIRYOW CAYNAANKA HAY by Ismail Farah

0 Visits: 1422 | Saturday June 23, 2012 - 16:10:31
waxaan jecelahay in aan waxyar ka idhaahdo shirkii ka dhacay wadanka U.K 20-21 june 2012 ee dhex maray labada dal ee Somaliland iyo Somalia.

Read More »

Meher Wacan Hambalyo Ku Socota Meherka Care Siciid Faarax iyo laki Cali Xaji Cabdilaahi Oo Meherkoodu Ka dhacay Hargeysa Somaliland.

0 Visits: 610 | Friday June 22, 2012 - 22:50:37
Meher Wacan Hambalyo Ku Socota Meherka Care Siciid Faarax iyo laki Cali Xaji Cabdilaahi Oo Meherkoodu Ka dhacay Hargeysa Somaliland.

Read More »

QODOBADA KA SOO BAXAY SHIRKA LONDON IYO KAALINTA KAGA AADDAN SHACABKA SOMALILAND by Sacad ciise cumar

0 Visits: 374 | Friday June 22, 2012 - 16:13:56
Marka hore waxaan salamaayaa shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan marka xigta waxaan salaamayaa saxaafada Somaliland kuwooda fahansan waajibka ay qaranka u hayaan, Waxa shalay oo taariikhdu ahayd 21/6/2012 lagu soo gunaanaday shirkii ugu horeeyey ee ay yeeshaa xukuumada somliland iyo maamulka…

Read More »

Somaliland oo Dhabeysay in Somali uu Wadahadli Karta Somaliland (Waqooyi) iyo Somalia (Koonfur) oo Keliya Hawadana Raacisay Maamul Goboleedyadi Qabylaada Ku Dhisna.

0 Visits: 488 | Friday June 22, 2012 - 15:54:34
Waxaan Halkan Ka Salaamaya Saxaafada Somaliland aniga oo Maanta Ka Hadlaya Wadahadalada Somaliland iyo somalia ee Ka dhacay London. Waxa Tariikhda 21 Sano si Rasmi ah

Read More »

Ogeysiis Wefdiga wada hadalladii Somaliland iyo Somalia inooga qayb galay oo la hadli dad weynaha reer Somaliland ee London ku dhaqan maalinka barito ah iyo halka lagu qabanayo

0 Visits: 422 | Friday June 22, 2012 - 15:51:40
Ogeysiis Wefdiga wada hadalladii Somaliland iyo Somalia inooga qayb galay oo la hadli dad weynaha reer Somaliland ee London ku dhaqan maalinka barito ah iyo halka lagu qabanayo

Read More »

Isha Waadaanta Ka qaloocataa Faylkay la tagtaa. 1960kii -2012 Wadadii Aqoonsiga Somaliland oo la helay. by Abdihakim awil adam London

0 Visits: 407 | Friday June 22, 2012 - 15:32:55
Bismilaahi Raxmaani Raxiin. Iskubiriidii iyo laablakacii dawladii Somaliland ee 1960kii aynu u gaynay Walaalehiinii koonfureed ee Xiligaa Si bilaa shuruud ahna aynu ugu biirnay inagoo u jeedadeenu ahayd Doon

Read More »

WADA- HADALADA SOMALILAND IYO SOMALIA YAANAY NOQON NINKII IIMAAM YAXYE KU YIDHI MAXAAD CODSANAYSAA EE YAABKA IYO MURUGADA CODSADAY QORE: PROFESSOR CABDI XUSSEEN MARAYKAN

0 Visits: 413 | Thursday June 21, 2012 - 21:57:29
1945-kii Dhamaadkii Dagaalkii labaad ee adduunka, waxay gumaysteyaashii yiqiinsadeen in aanay dalalkii ay qabsadeen sii haysan karin oo ay ku qasaban yihiin, inay u diyaar garoobaan sidii dadyawgaa loogu wareejin lahaa xorriyadooda. 1960-kii ayaySomalia iyo Somaliland xorriyadoodii ka kala qaateen Britan…

Read More »

Saxaafada , iyo siyaasiinta SOMALILAND QAARKOOD oo qiri kara la,a GUUSHA diblomasiyadeed ee ay gaadahy dawlada SOMALILAND! by muuse ahmed ali

0 Visits: 368 | Thursday June 21, 2012 - 21:42:55
Websitydda balaayo iyo been sheega ah oo la yaqaan magacyadooda ayaa GUUL kasta oo uu gaadho Websitydda balaayo iyo been sheega ah oo la yaqaan magacyadooda ayaa GUUL kasta oo uu gaadho Qaranka Somaliland dhanaka xun ka istaaga iyagoo ka dhawaajinaya DHIILO.cadawga somalilanda u hiilnaya , ma oga in…

Read More »

ose Mourinho Oo Weeraray Tababaraha Roma Zdenek Zeman: Waa Qofma Zeman?

0 Visits: 455 | Thursday June 21, 2012 - 16:19:31
Jose Mourinho ayaa dib isaga weeraray dhaleeceynta uu ka helay tababaraha cusub ee kooxda Roma Zdenek Zeman, isagoo su'aal ka keenay qofka uu yahay waxaana uu xusay inuu google ka raadin doono.

Read More »

Wacnayda reer Baligubadle iyo Reer Salaxley oo Hal wado wadaaga! by Fuaad Abdillahi Hassan

0 Visits: 2276 | Thursday June 21, 2012 - 16:12:20
Mashallah, waa arin farxo in bulshada reer Somaliland ay qaadeen wadadii horumkar iyo iskaashiga kana maarmeen ku goÂ'dii daaquudyada (Deeqbixiyayaasha). Gargaarka iyo nasriga ilaahay kadib, waxa ay bulshada reer Somaliland fikirkooda iyo tacabkooda ku jiheeyeen horumarinta Deegaankooda.

Read More »

Saxaafada , iyo siyaasiinta SOMALILAND QAARKOOD oo qiri kara la,a GUUSHA diblomasiyadeed ee ay gaadahy dawlada SOMALILAND! by muuse ahmed ali

0 Visits: 401 | Thursday June 21, 2012 - 16:07:34
Websitydda balaayo iyo been sheega ah oo la yaqaan magacyadooda ayaa GUUL kasta oo uu gaadho Qaranka Somaliland dhanaka xun ka istaaga iyagoo ka dhawaajinaya DHIILO.cadawga somalilanda u hiilnaya , ma oga in loo kaydinayo waxay qoraan Way ladin yaqqaan labadiina dhan waayo oo labadabuba libinta u diidan…

Read More »

Maradona: Czech Waa Inay Ugu Yaraan Labo Nin Ku Xirtaan Ninka Cabsida Leh Ee Cristiano Ronaldo.

0 Visits: 404 | Thursday June 21, 2012 - 15:55:57
Halyeeyga reer Argentina Diego Maradona ayaa aaminsan in Czech Republic ay tahay inay xirto Cristiano Ronaldo hadii ay doonayaan inay ka soo gudbaan wareega sideeda ee Euro 2012 oo ay la ciyaarayaan Portugal.

Read More »

Weftiga Somaliland Ee Ka Qeybgalaya Wada Hadalka Somaaliya daawo videogan hctv

0 Visits: 415 | Thursday June 21, 2012 - 15:11:24
Weftiga Somaliland Ee Ka Qeybgalaya Wada Hadalka Somaaliya daawo videogan hctv

Read More »

Mubarak madaxweynihi hore ee Masar oo cisbitaal loola cararey

0 Visits: 462 | Wednesday June 20, 2012 - 21:06:50
Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaayo xaaladda caafimaad ee Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubarak

Read More »

Xulalka England Iyo France Oo Ka Soo Baxay Group

0 Visits: 436 | Wednesday June 20, 2012 - 16:05:41
Waxaa lagu kala baxay Group-kii ugu Dambeeyay ee D kadib Ciyaaro Xiiso Badan oo dhex maray Xulalka England Vs Ukraine, France Vs Sweden.

Read More »

Chelsea Oo Shaqada Ka Joojisay 3 Ka Mid Ah Shaqaalaheeda Ka Dib Markii Dhaawac Loo Geystay Koobka Champions League.

0 Visits: 461 | Wednesday June 20, 2012 - 15:48:05
Seddex xubnood oo ka tirsan shaqaalaha Chelsea ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii dhaawac loo geystay koobka Champions League ee ay qaadeen bishii hore.

Read More »

21 SANO KADIB IFTIINKA DAWLADANIMO HA LOO KACO by sacad ciise cumar

0 Visits: 397 | Wednesday June 20, 2012 - 14:53:16
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka somaliland marka xigtana waxaan salaan gaara u dirayaa war baahinta somaliland kuwooda guta waajibka ka saaran wadanka isla markaana ilaaliya muwaadin nimada,,

Read More »