Maqaallo

David Shin oo ka Hadlay wada hadalladda u bilaabmay Somaliland Iyo Soomaaliya

0 Visits: 376 | Monday July 02, 2012 - 14:00:41
Safiirkii hore ee dalka Maraykanka u fadhiyi jiray wadanka Itoobiya David Shin isla markaana ah dublamaasi si weyn wax looga weydiiyo siyaasadda Geeska Afrika, ayaa tallaabo wax ku ool ah ku tilmaamay kulankii foolka-foolka ahaa ee khamiistii todobaadkii hore ay magaalada Dubia ku yeesheen madaxweyneyaasha…

Read More »

Goos Gooska: Madaxweynaha Dunida Ugu Qanisani Waxa Ku Nool Yahay Qasri Dahab Lagu Xardhay, Weelka Uu Wax Ku Cunaana Waa Dheeman

0 Visits: 1065 | Monday July 02, 2012 - 01:31:55
Brunei- Madaxweynaha ugu dhaqaalaha buuran madaxda kala duwan ee dunida maanta hoggaamisa ayaa lagu sheegay in uu yahay Suldaanka boqortooyada Brunei Xasan Bulqiyah oo caan ku ah xarrakada iyo isticmaalka xad dhaafka ah ee lacagta.

Read More »

Buug Ka Hadlaya Xasuuqii Dawladii Siyaad Barre U Gaysatay Shacabiga S/land Oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay

0 Visits: 404 | Monday July 02, 2012 - 01:30:06
Buug ka hadlaya xasuuqii shacabka Somaliland ay gaysatay dawladii Milatariga ahayd ee Siyaad Barre ayaa habeen hore lagu soo bandhigay Hutel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Fursadaha Nabadda Iyo Caqabadaha Adkaysiga u baahan! Faallo Cumar M. Faarax

0 Visits: 389 | Monday July 02, 2012 - 01:18:50
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyeen Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha Xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Sabtidii todobaadkan Huteelka weftiga madaxweynuhu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL…

Read More »

Somaliland: Repeated Gaffs Are Suspect

0 Visits: 427 | Monday July 02, 2012 - 00:49:56
It is with utmost shock that we see inflammatory rhetoric expressed by a local traditional leader whose motive, in retro-respect, may arguably be said to be tailored to cause serious breach of peace by fueling tribal animosities yet not even one soul dare caste the aspersions aside!

Read More »

Hargaysa:- Magaalo Hilmaamtay Dantii Guud Kuna Hawlan Danta Gaarka ah. By Wariye Taajir

0 Visits: 377 | Saturday June 30, 2012 - 22:22:34
Hargaysa waa magaalo weyn oo camiran, marka loo eego deegaanada ay Soomaalidu dagto, magaaladan oo lagu qiyaaso inay ku nool yahiin nusmalyuun qof ayaa ah mid adeegyada aasaaasiga ah ay yahin kuwo liita. waxa ay markiiba indhahaagu qabanayaan in dhismayaasha,gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo waxyaabo…

Read More »

Hammbalyo socdaalka wada jirka ah ee Madaxwayne Siiranyo &Ex-Madaxwayne Reyaale

0 Visits: 446 | Friday June 29, 2012 - 21:23:10
Salaan wacan Bahda Warbaahinta dalka.Kulanka Dawladda S/land iyo tan Soomaliya ee Dubai waa horumar iyo furfurnaan Siiyaasadeed,wax dhibaato ah oo Qaranimada iyo gooni-isu-taaga S/land uu u leedahayna ma jirto aragtidayda balse

Read More »

Somaliland Wallee sigatay Ragbaa u sarakacay !,Balwaxa Habardugaag Debdda iyo Gudahaba Treenka ka dhacay daawada ee Afkii ka ballaashay {Caloolaa ba´ay Maxaa lagu guri by Osman Ismail Jama

0 Visits: 433 | Thursday June 28, 2012 - 14:08:40
Waxaan Salaamayaa Immadda JSL o dhan , Dowlad iyo Shacabkaba ,Debedda Iyo Gudahab Meelkasta o ay kala joogaan ,Salaam gaar ah na Saxaafadda Xortya ah iyo hadhwanaageews oo Muddan Saxaafadda JSL noqotay .

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada J. Somaliland Bilowga Dadaalada Diblomaasiyadeed iyo Door Hawlkarnimo ee uu Ku Caan Baxay

0 Visits: 462 | Thursday June 28, 2012 - 11:11:27
Wasiirka Madaxtooyada J. Somaliland Bilowga Dadaalada Diblomaasiyadeed iyo Door Hawlkarnimo ee uu Ku Caan Baxay, Maqal waxbadan ka sheegaya wasiirka madaxtoyada JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa qoray Siciid Axmed

Read More »

War-Saxaafadeed Xafiiska Urur Siyaasadeedka WADANI Gobolka Awdal

0 Visits: 396 | Thursday June 28, 2012 - 11:05:04
War-Saxaafadeed Xafiiska Urur Siyaasadeedka WADANI Gobolka Awdal Maanta oo ay taariikhda Bisha July 27/06/12 waxaa si rasmiya Gobolka Awdal Looga dhisay maamulkii heer gobol iyo kii Degmada Boorama ee urur siyaasadeedka WADANI.

Read More »

Talo iyo tusaale ku socda madaxweyne siilaanyo by Rashid sheikhmohamed

0 Visits: 405 | Thursday June 28, 2012 - 10:59:53
Waxaan marka hore salaamayaa dhammaan shacabka reer somaliland,meel kasta oo ay kala joogaan.haddaan usoo gundo dego dulucda qormadeydan,

Read More »

Wakhtiyada La Aqbalo Ducooyinka by Khaled Abib Gudhane

0 Visits: 9592 | Tuesday June 26, 2012 - 15:25:30
waxaan manta qalinka u qaatey in aan wax yar ka qoro sidii uu inoo sheegey rasuulkeenii suubanaa c.s.w wakhtiyada ducoyinka ilahay aqbalo.

Read More »

hanbalyo Agaasimaha wasaarada warfaafinta somaliland Mudane Abdulrashiid jibriil yuusuf oo ka mdi ahaa dhalinyaradii iyo aqoonyahankii ugu firfircoonaa dhalinyarada somaliland gaar ahaana gobalka saaxil Berbera( by siciid kuuriya)

0 Visits: 386 | Tuesday June 26, 2012 - 15:22:08
hanbalyo Agaasimaha wasaarada warfaafinta somaliland Mudane Abdulrashiid jibriil yuusuf oo ka mdi ahaa dhalinyaradii iyo aqoonyahankii ugu firfircoonaa dhalinyarada somaliland gaar ahaana gobalka saaxil Berbera( by siciid kuuriya)

Read More »

Somaliland: Somaliland & Somalia Who Talks About More Talks By. Ahmed Kheyre

0 Visits: 392 | Tuesday June 26, 2012 - 15:06:13
Last week representatives from the Somaliland government led by its erstwhile Foreign Minister, Dr. Omar, held Last week representatives from the Somaliland government led by its erstwhile Foreign Minister, Dr. Omar, held talks with representatives from the transitional federal government in Somalia…

Read More »

Del Bosque: Ronaldo Waa Ciyaaryahan Naadir Ah, Ma Jiro Qof La Mid Ah Isaga.

0 Visits: 383 | Monday June 25, 2012 - 23:26:26
Macalinka xulka qaranka Spain ayaa amaanay xidiga xulka Portugal ka hor inta uusan xulkiisu ku wahajin wareega afar dhamaadka xulka Portugal, wuxuuna sheegay in 27 jirkaani uu sameyn karo wax walba oo aysan sameyn karin qof kale.

Read More »

10 KA WADAN EE ADUUNKA UGU FIQIIRSAN. WARBIXIN BY:- Hamse Aadan Tarabi BBA, (Accounting) MBA, (Banking and Finance)

0 Visits: 22449 | Monday June 25, 2012 - 14:13:02
Qormadan waxaan kusoo qaadanayaa 10 wadan ee aduunka ugu dhaqaalaha liita ama ugu fiqiirsan marka loo eego aduunka intiisa kale, waxa iswaydiin leh tolaw wadamadani qaaradee ayay katirsanyihiin? wadamadu yay kala yihiin? wadamadani waa wadamo African ah sida ay kala yihiina war bixinta ayaan kusheegidoona.

Read More »

Somaliland Passport by Farah Abdu

0 Visits: 463 | Monday June 25, 2012 - 14:09:54
Waxan ugu horreyn salaamayaa dhammaan ummadda reer-Somaliland meel kastoo ay addun-weynaha ka joogaanba. Mar labaad, waxay maanta TFG-da Somalia ku dhawaaqday oo ay waliba toos ula hadashay J/Somaliland in ay joojiso

Read More »

Mudo laba maalmood oo wisiirka madxtooyadu joogay hotel palza uk ayaan ogaaday inuu yahay mas´uul wanaagsan oo hawl kar ah!!!!

0 Visits: 631 | Monday June 25, 2012 - 13:47:26
Waxaan halkan ka salaamyaa warbaahinta sida fiican noogu shaqaysa ee wararka noo kala tebisa. Intaasi kadib tan iyo intii ay dawladan kulmiye mincaaradka ay ahayd maan tegin dalkii balse waxaan ka mid ahaa qurba jooga taageera kulmiye.

Read More »

An interesting interview with Mr. Liban Ahmed Ashur — the former Chief of State Protocol & International Cooperation at the Somaliland Ministry of Foreign Affairs.

0 Visits: 546 | Sunday June 24, 2012 - 00:43:59
The following interview was given to visiting Canadian journalists, scholars and researchers in Hargeisa by Mr. Liban Ahmed Ashur, the former Chief of State Protocol and International Cooperation at the Republic of Somaliland's Ministry of Foreign Affairs.

Read More »

OGEYSIIS KA YIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA, GANACSIGA IYO MAALGASHIGA MUDANE AXMED XASAN CARWO KUNA SOCDA ARDAYDA JAAMACADAHA SOOMALILAND

0 Visits: 428 | Sunday June 24, 2012 - 00:33:17
OGEYSIIS KA YIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA, GANACSIGA IYO MAALGASHIGA MUDANE AXMED XASAN CARWO KUNA SOCDA ARDAYDA JAAMACADAHA SOOMALILAND

Read More »