Sports

Kooxda Kubadda Kolayga ee Gaashan oo la gudoonsiiyay Koobkii Kooxaha Heerka Kowaad

0 Visits: 630 | Thursday April 10, 2014 - 22:14:48
Dubai (Horseednews.com) Wasiirka Ganacsiga Iyo maal-gashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa oo ka qeyb galay shir sanadle ah oo caalami ah oo lagu qabto dalka Imaaraadka carabta , ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga iyo dhaqaalaha ee dalka Imaaraadka Carabta…

Read More »

Man United oo heshiis ka saxeexaysa afar ka mid ah xiddigaheeda.

0 Visits: 569 | Saturday April 05, 2014 - 17:41:08
Hargaysa (Horseednews.com) Manchester United ayaa waxa ay diyaarisay qorshe ay heshiis kaga saxeexayso afar ka tirsan ciyaartooyda da'da yar ee kooxda ka tirsan hadda.

Read More »

Ronaldo oo kulankii 100-aad ciyaaray Lana barbareeyay iskoorki Messi iyo Altafini.

0 Visits: 30769 | Thursday April 03, 2014 - 14:22:44
Sports (Horseednews.com) Xidiga reer Portugal Christiano Ronaldo ayaa xalay dhaliyay goolkii 14-aad sideed kulan uu kooxdiisa Real u saftay Xili ciyareedkan koobka horyaalada yurub.

Read More »

PSG Oo Isku Dayi Doonta Inay Lawareegto Cristiano Ronaldo

0 Visits: 824 | Monday March 31, 2014 - 23:16:32
Hargeysa (Horseednews.com) Kooxda PSG ayaa soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto saxiixa laacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo sida ay baahisay maanta Football Direct.

Read More »

Wax ka baro taariikhdi ku soo kordhay kulankii Xaly ee El clasico.

0 Visits: 718 | Monday March 24, 2014 - 17:18:55
Hargaysa (Horseednews.com) Messi ayaa dhaawac soo gaaray dhamadkii sanadkii hore taa soo lagu tilmaamy in uu lumiyay qaab ciyaareedkiisi iyo badnhigiisa goolahsa oo hoos u dhac sameeyay basle wax walba waxay is badaleen kulankii tododbaadkii hore uu sedxeda gool ka dhaliyay kooxda Assasuna.

Read More »

Chelsea oo goolal badan kaga badisay kooxda Arsenal+sawiro iyo xiddigihii safnaa.

0 Visits: 26681 | Saturday March 22, 2014 - 18:24:00
Hargaysa (Horseednews.com) Ma aheyn galabta maalin u wanaagsan Wenger xili uu u dabaaldagayay kulankiisii 1000 aad ee Arsenal uu leyliyo.

Read More »

Maxay Ciyaartoyda Iyo Kooxaha Ka Yiraahdeen Isku Aadkii Wareega 8da Champions League?

0 Visits: 649 | Friday March 21, 2014 - 22:44:15
Hargeysa (Horseednews.com) Ka dib markii uu soo baxay isku aadka wareega 8da Champions League kooxaha ka qeybgalaya ayaa si kooban uga hadlay dareenkooda, waxaana idiin soo uruurinay wixii ay ka yiraahdeen.

Read More »

Arsene Wenger Oo Kaga Wanagsan Ferguson Rikoorka 1000-ka Kulan.

0 Visits: 717 | Friday March 21, 2014 - 22:44:15
Hargeysa (Horseednews.com) Tababaraha kooxda Arsenal macalimu Arsene Wenger ayaa kaga wanagsan tababarihii hore Ee Manchester United rikoorka 1000-ka kulan marki loo eego guulaha ay gaareen labadda tababare.

Read More »

Jose Mourinho oo ka hadlay qaabkii uu u dabaal dagay Samuel Eto'o.

0 Visits: 602 | Sunday March 09, 2014 - 16:48:44
Hargaysa(Horseednews.com)Kooxda Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa waxa uu sheegay in uu aad uga helay qaabkii uu u dabaal dagay ciyaaryahanka Samuel Eto'o kulankii kooxda Tottenham.

Read More »

Muxuu Ka Yidhi Arsene Wenger Guushii Ay Ka Gaareen Everton?

0 Visits: 742 | Saturday March 08, 2014 - 22:31:04
Hargeysa (Horseednews.com) Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ka hadlay guushii ay ka gaareen galabta kooxda Everton oo ay 4-1 ugu awood sheegteen wuxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay in kooxdiisa ay soo gaarto Semi Finalka FA Cup-ka.

Read More »

Barcelona Oo Mar Kale Iyadoo Marti Ah La Garaacay Xilli Valladolid Ay Ka Gaartay Guul Taariikhi Ah.

0 Visits: 745 | Saturday March 08, 2014 - 22:31:04
Hargeysa (Horseednews.com) Barcelona ayaa xaalka uu ku sii xumaanayaa ka dib markii guuldarro lama filaan ah ay ka soo gaartay kooxda Real Valladolid oo marti loo ahaa kuwaasoo kooxda reer Catalans kaga badiyay 1-0. Andres Iniesta ayaa maanta ka maqnaa Barcelona sababo shaqsi ah darteed, halka Lionel…

Read More »

Article tijaabo ah2

0 Visits: 740 | Monday November 04, 2013 - 17:09:14
Article tijaabo ah Article tijaabo ah Article tijaabo ah Article tijaabo ah

Read More »

Article tijaabo ah23

0 Visits: 727 | Monday November 04, 2013 - 17:09:14
Article tijaabo ah Article tijaabo ah Article tijaabo ah Article tijaabo ah

Read More »

Somaliland Tourism Information Sea Coast Line and Mountains

0 Visits: 2248 | Tuesday July 31, 2012 - 16:38:55

Read More »