Sawiro: Qaadashada Kaadhadhka Lagaga Qaybgelayo Shirka Lixaad ee Golaha Ee Xisbiga KULMIYE Oo Bilaabantay
Hargeysa (Horseednews.com) Qaadashada kaadhadhka lagu gelayo shirka lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE.