Share with your friends via email

Sawiro: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Kulliyadda Tabobarka Macallimiinta

Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray kulliyadda tabobarka macallimiinta oo laga hirgeliyey duleedka caasimadda Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip