Share with your friends via email

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Ayaa Qaabiley Safiirkii Ingiriiska U Fadhiyey Somaliland iyo Somaliya

Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. David Concar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip