Share with your friends via email

Sawiro Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya

Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip