Share with your friends via email

Diyaarada Air Arabia oo xaqiijisay inay Fiisaha Imaaraadka ku Bixinayso Baasaboorka Somaliland

Hargeysa (Horseednews.com) Sharjah- Shirkada Diyaaradaha ee Air Arabia ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay fiisaha dal-ku-galka ee Imaaraadka Carabta ku bixinayso dhamaannoocyada Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip