Af Hayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jama Oo Sharaxaad Kooban Ka Bixiyey Guulaha Ay Somaliland Gaadhey 28 Kii Sano Ee Lasoo Dhaafey [Akhri]

0
Saturday July 06, 2019 - 23:55:03 in Maqaallo by Nuuradiin maxamed Shimbir
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Af Hayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jama Oo Sharaxaad Kooban Ka Bixiyey Guulaha Ay Somaliland Gaadhey 28 Kii Sano Ee Lasoo Dhaafey [Akhri]

    Af Hayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jama Oo Sharaxaad Kooban Ka Bixiyey Guulaha Ay Somaliland Gaadhey 28 Kii Sano Ee Lasoo Dhaafey [Akhri]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Af Hayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jama Oo Sharaxaad Kooban Ka Bixiyey Guulaha Ay Somaliland Gaadhey 28 Kii Sano Ee Lasoo Dhaafey [Akhri] [28 Sanadood Oo Jamhuuriyada Somaliland Ku Naaloonaysay Madaxbanaani Iyo Dawladnimo Qaangaadha Waxay Xidhiidh Diblumaasiyadeed Xidhiidh Ganacsi Iyo Xidhiidh Saaxiibtinimo La Wadaagtay Wadamo Badan Oo Caalamka Ka Mida Kuwaas Oo Dhamaantood Ka Marag Kacay Kala Danbaynta Dimuqraadiyada Iyo Doorashooyinka Ka Hanaqaaday. Xukuumada Uu Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyadoo Ka Duulaysa Go’aanka Shacbi Ee Aan Gorgortanka Lahayn Ee Qadiyada Jamhuuriyada Somaliland Waxay Dardar Gelisay Si Xawli Ahna U Socota Siyaasada Arimaha Debeda Waxana Ka Go’an Xukuumada In Dalkani Aqoonsi Buuxa Ka Helo Beesha Caalamka Dalalkii Madaxweynuhu Safarka Ku Tegayna Dhamaan Waxay U Muujiyeen Maamuuska Iyo Meeqaamka Dawladnimo Taasoo Ka Turjumay Geediga Aqoonsi Raadinta Qarankan Oo Soo Taxnayd 28kaas Sano Safarkan Ugu Danbeeyay Ee Madaxweynuhu Ku Tegay Jamhuuriyada Gini (Guinea Conakry) Wuxu Fariin Cad U Yahay Cadowga Jamhuuriyada Somaliland Dalkani Ma Joojinayo Dadaalkiisa Aqoonsi Raadineed Cidnana Uga Amar Qaadan Maayo Dood Iyo Hadala Ka Geli Maayo Qadiyadiisa Villa Muqdisho Rag Go’doon Ku H Oo Guri Hoostii Talo Kaga Ururtay Hurdadooda Mooyee Hadal Uma Banaana Somaliland Guul]


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip