Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Soo Gabogabeeyay Kulan Wadatashi Oo Ay Wadalahaayen Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaraddaha Iyo Haya'ddaha Dawlada Ee Madaxa Banaan

0
Tuesday July 02, 2019 - 14:48:47 in Wararka by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 14
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Soo Gabogabeeyay Kulan Wadatashi Oo Ay Wadalahaayen Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaraddaha Iyo Haya'ddaha Dawlada Ee Madaxa Banaan

    Hargeysa (Horseednews.com) Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Soo Gabogabeeyay Kulan Wadatashi Oo Ay Wadalahaayen Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaraddaha Iyo Haya'ddaha Dawlada Ee Madaxa Banaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews.com) Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Soo Gabogabeeyay Kulan Wadatashi Oo Ay Wadalahaayen Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaraddaha Iyo Haya'ddaha Dawlada Ee Madaxa Banaan
kulan balaadhan oo ka socday xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta la soo gunaanaday kaas oo lagaga tashanaayey dardargalinta shaqada xafiisyada Dawladda, waxaa ka soo qaybgalay Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Madaxabanaan ee Dalka. 

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe oo xidhitaanka kulankan ka hadlay ayaa yidhi:- "Waxaa Sharaf wayn ii ahyd in aan u soo xidho tababrkii iyo kulankii wadatashi ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL iyo dhamaan agaasime waaxeedyada cududda shaqaalaha ee wasaaradaha iyo Hay'adda dalka ee madaxa banana”.


Guddomiye Mr: Farxaan isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi:- "Runtii kulankani waxa uu iftiimiyay arimo badan oo muhiim iyo asaas u noqonaaya dardar galinta shaqada ee xafiisyada dawladda iyo ilaalinta xurmada shaqaalaha Dawladda.”

Gabogabadii waxa uu guddoomiyhu u mahad naqay ka soo qayb galayaasha shirka "Ugu danbayn, waxaan u mahad celinaya xubnaha agaasimayasha cududda shaqaalaha Dawladda ee kaso qayb galay oo ay ka muuqatay aqoon waayo arragnimo iyo inay diyaar u yihiin isbadelka shaqaalaha ee Hay'adda Shaqaalahu Waddo oo suurtogal ka dhigaysa rajjada Hay'adda Shaqaalaha Dawladda iyo taabo galinta habraacyada sharci ee la wado.”


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip