Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Door Muuqda Ka Qaatay Soo Afjarida Khilaafkii Udhaxeeyay Maayirada Magaalooyinka Buro Iyo Berbera[Faah Faahin]

0
Tuesday July 02, 2019 - 00:27:00 in Wararka by Nuuradiin maxamed Shimbir
  • Visits: 45
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Door Muuqda Ka Qaatay Soo Afjarida Khilaafkii Udhaxeeyay Maayirada Magaalooyinka Buro Iyo Berbera[Faah Faahin]

    Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Door Muuqda Ka Qaatay Soo Afjarida Khilaafkii Udhaxeeyay Maayirada Magaalooyinka Buro Iyo Berbera[Faah Faahin]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Door Muuqda Ka Qaatay Soo Afjarida Khilaafkii Udhaxeeyay Maayirada Magaalooyinka Buro Iyo Berbera[Faah Faahin]

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Door Muuqda Ka Qaatay Soo Afjarida Khilaafkii Udhaxeeyay Maayirada Magaalooyinka Buro Iyo Berbera[Faah Faahin]
Todobadkii Hore Laasoo Dhaafay Ayay Ahayd Markii Uu Soo Ifabaxay Khilaaf Adagoo Udhaxeeyay Maayirada Magaalooyinka Burco Iyo Berbera Isla Markaasina Ay Warbaahinta Isu Mariyeen Hadalo Kala Duwan Oo Xanbsarsaan Weedho Uu Midba Midka Kale Ku Durayo 


Hadaba Waxa Marki Ugu Horaysay Khilaafka Labada Maayir Ka Hadlay Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi Bidhi Oo Ka Mida Golaha Degaanka Burco 
Isagoo Xildhibaanku Sigaara Ucarabaabay Inaan Labuun Buunin Warbaahintana Usoo Jeediyay Inaanay Qaadaa Dhigin Khilaafka Labada Masuul 
Isla Markasina Uu Kaba Ilanayo Dhexdhexaadinta Iyo Soo Ajarida Khilaafka Labada Maayir 
Intaasi Ka Dib Waxa Si Wada Jira Arrintaasi Soo Afjarideeda Iska Kaa Shaday Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ay Uhoreeyaan Wasiirka Iyo Wasiirkuxigeenka Wasaaradaasi Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maayirka Hargaysa Maayir Ku Xigeenka Burco Iyo Waliba Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Ahaa Masuulki Hore Ubalan Qaday Inuu Doorkiisa Ka Qaadanayo Soo Afjarida Khilaafkaasi 
Waan Wadahadal Iyo Wada Xaajood Kadib Waxa Maanta Si Rasmiya U fulay Heshiis Waara Oo Laab Xaadhasho Iyo Raaligalini Ku Lifaaqantahay Uu Dhex Maro Maayiir Maxamed Muraad Iyo Maayir Cabdishakuur Cidin 
Intaas Kadib Waxa Galinkii Danbe Maanta Shirjaarid Qabtay Maayir Maxamed Muraad Oo Ay Hareera Fadhiyaan Masuuliyiin Kala Duwan Oo Ka Qayb Qaatay Heshiiska Labada Maayir

 

Nuxurka Guud Ee Shirka Jaraaid Ee Maayirku Qabtay Ayaa Ahaa ”Raalin Galin Buuxda Oo Ku Aaddan Maayir Cidin Iyo Qoyskiiba Isagoona Ka Raali Galiyay Hadaladii Xanafta Lahaa Ee Uga Yimi Dhiniciisa 
Wuxuuna Maayirkoo Hadalkiisa Sii Wataa Sheegay Inuu Raali Galin Taa Lamida Udiraayo Shacabka Somaliland Iyo Cidkastoo Dhib Satay Hadalkiisa
Isagoo Ku Hall Qabsaday Xikmadii Ahayd [Ruux Dhaawac Gaystoo Dhayaya Maliito]
Maayirka Ayaa Umahadnaqay Cidkastoo Oo Ka Qayb Qaadatay Dhexdhexadinta Isaga Iyo Maayir Cidin………….
Qalinkii Nuuradiin Shimbir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip