Sawiro: Wasiirka Arimaha dibada somaliland oo la kulmay safiirka sucuudiga ee kenya

0
Thursday June 27, 2019 - 19:25:58 in Wararka by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro: Wasiirka Arimaha dibada somaliland oo la kulmay safiirka sucuudiga ee kenya

    Nairobi -27-06-2019- (Horseednews.com)– Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL Mudane Yasiin Xaaji Maxamuud xiir (faratoon) ayaa la kumay Safiirka Sucuudiga ee dalka Kenya Dr. Mohammed Khayat

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi -27-06-2019- (Horseednews.com)– Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL Mudane Yasiin Xaaji Maxamuud xiir (faratoon) ayaa la kumay Safiirka Sucuudiga ee dalka Kenya Dr. Mohammed Khayat

++++++++++++++++++++++++++++++++++

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL Mudane Yasiin Xaaji Maxamuud xiir (faratoon) oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Nairobi ayaa kulan ballaadhan la qaatay Safiirka dalka Sucuudiga u fadhiya magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya Dr. Mohammed Khayat

Waxaana ay ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan xidhiidhka ka dhexeeya labada dal gaar ahaan dhinacyada ganacsiga iyo dhoofka xoolaha 


Kulankan ayaa waxa uu qayb ka yahay safarka shaqo ee uu Wasiirku Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ku joogo magaalada Nairobi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip