Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da'ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay.

0
Tuesday May 14, 2019 - 14:27:49 in Wararka by Abdikarim Saed Salah
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da'ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay.

    Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Somaliland Ayaa Kormeeray Khasaaraha Ka Dhashay Roobka waxaanu Tacsi u diray dadkii halkaasi Ku geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Somaliland Ayaa Kormeeray Khasaaraha Ka Dhashay Roobka waxaanu Tacsi u diray dadkii halkaasi Ku geeriyooday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Waxaanu madaxweynuhu isla caawa kormeer ku tegay goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada magaalada roobku gaadhsiiyey.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip