Sawiro: Ciro Oo Shir Gudoomiye Gudida Fulinta ee Xisbiga wadani

0
Sunday April 28, 2019 - 17:33:34 in Wararka by Abdikarim Saed Salah
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro: Ciro Oo Shir Gudoomiye Gudida Fulinta ee Xisbiga wadani

    Hargeysa (Horseednews.com) Shir deg-dag ah oo saaka ay iskugu yimaadeen madaxda Xisbiga WADDANI, ayaa laga ga wada-hadlay xaaladda dalka iyo doorashooyinka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews.com) Shir deg-dag ah oo saaka ay iskugu yimaadeen madaxda Xisbiga WADDANI, ayaa laga ga wada-hadlay xaaladda dalka iyo doorashooyinka Somaliland.


Shirkan oo uu shir-guddoominaayey Murashaxa Xisbigaasi Dr. Cabdiraxmaan Cirro, waxa ka soo qeyb-galay xubno ka mid ah hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta iyo weli ba mas'uuliyiin kale oo ka tirsan mudanka Xisbiga.

Intii shirku socday waxa aad loogga dooday sida Xisbigu uu u muujinaayo kaalintiisii Mucaaradnimo, waxa kale oo hoosta laga xariiqay in Xisbigu aanu marna ka tanaasulayn mawqifkiisii Komishanka Doorashooyinka sida oo kale waxa ay xuseen inay war-war ka qabaan xaaladda dalku maraayo.

Xisbigu wuxu isla qaatay in si deg-dag ah uu shacabka ugu caddeeyo aragtidiisa ku aadan xaaladda uu galay dalku iyo dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip