Deg-Deg : Agaasimihii Labaad ee kasoo Jeeda Beesha Habarjeclo Oo Is Casilay

0
Monday March 18, 2019 - 18:11:08 in Wararka by Wakiilka Ceerigaabo
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg-Deg : Agaasimihii Labaad ee kasoo Jeeda Beesha Habarjeclo Oo Is Casilay

    Hargaysa(Horseednews) Agaasimihi Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cismaan Xuseen Warsame Ayaa Iska Casilay Xilkii Uu Xukuumada U hayay Waxaana la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(Horseednews) Agaasimihi Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cismaan Xuseen Warsame Ayaa Iska Casilay Xilkii Uu Xukuumada U hayay Waxaana la

Hargaysa(Horseednews) Agaasimihi Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cismaan Xuseen Warsame Ayaa Iska Casilay Xilkii Uu Xukuumada U hayay Waxaana la Sheegayaa Inuu yahay Agaasimihii Labaad ee Iska Casila Wasaaradaas Tan iyo intii uu Joogay Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo

Agaasimhan Ayaa Dhinaca kale Noqonaya Agaasimihii Labaaad ee Iska Casila Xilkii uu Xukuumada U hayay ee Kasoo jeeda beesha Bariga burco Lamana garanayo ilaa hada Sababaha keenay inuu Iskaga tago Xukuumada

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip