Akhriso :- Shirkadaha Diyaaradaha Afrika Ee Adeegsada Diyaaradaha Boeing 737 Max 8 Ee La Midka Ah Diyaradii Shalay Dhacday

0
Monday March 11, 2019 - 20:09:17 in Wararka by Wakiilka Ceerigaabo
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso :- Shirkadaha Diyaaradaha Afrika Ee Adeegsada Diyaaradaha Boeing 737 Max 8 Ee La Midka Ah Diyaradii Shalay Dhacday

    Abuja(Horseednews)Afar dal oo ka tirsan qaaraddan Afrika ayaa adeegsado diyaardaha noocoodu yahay Boeing 737 Max 8 inti ka horreysay shilki diyaaradeed ee shalay dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abuja(Horseednews)Afar dal oo ka tirsan qaaraddan Afrika ayaa adeegsado diyaardaha noocoodu yahay Boeing 737 Max 8 inti ka horreysay shilki diyaaradeed ee shalay dhacay.

Nigeeriyana waxay dalbatay 100 diyaaradood

Afar dal oo ka tirsan qaaraddan Afrika ayaa adeegsado diyaardaha noocoodu yahay Boeing 737 Max 8 inti ka horreysay shilki diyaaradeed ee shalay dhacay.

Shirkad diyaaradeed oo gaar loo leeyahay ee dalka Koonfur Afrika waxay diyaaraddi ugu horreysay ay guddoontay laba toddobaad ka hor iyada oo toddoba diyaaradoodna dalab ugu maqan yihiin.

Shirkadda Boeing waxay sheegtay shirkadda diyaaradaha Afrika oo qaaraddan Afrika ugu horreysay adeegsiga diyaaraddan ay tahay shirkadda diyaaradaha Mauritania waxayna soo iibsatay 2017-ka.

Itoobiya oo diyaaraddi ugu horreysay shirkadda Boeing ka guddoontay July 2018-ka waxaa u shaqeeynayey 8 diyaaradood oo ay ku jirto tan burburtay, waxayna dalbatay 30 diyaaradood oo noocani ah.

Shirkad laga leeyaha dalka Nigeriyana waxay dhawaan shirkadda sameysa diyaaraddan ka dlbatay 100 diyaaradood oo nooca Boeing 737 Max 8 ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip