SAWIRO-Gudoonka Hayada Shaqaalaha Qaranka Oo Tababar Usoo Gunaanaday 90 Hablood Oo Hargaysa Ku Sugnaa

0
Sunday March 10, 2019 - 19:47:46 in Wararka by Wakiilka Ceerigaabo
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO-Gudoonka Hayada Shaqaalaha Qaranka Oo Tababar Usoo Gunaanaday 90 Hablood Oo Hargaysa Ku Sugnaa

    Hargaysa(Horseednews)Ujeedada kulankooda ayaa ahaa sidii loo siin lahaa tababaro isugu jira; qorshaynta hawl-qabadyada, maaraynta xafiisyada, la qabsiga goobaha shaqo, hogaaminta iyo abuurida hiigsi halbeegyo wata.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(Horseednews)Ujeedada kulankooda ayaa ahaa sidii loo siin lahaa tababaro isugu jira; qorshaynta hawl-qabadyada, maaraynta xafiisyada, la qabsiga goobaha shaqo, hogaaminta iyo abuurida hiigsi halbeegyo wata. Ujeedada kulankooda ayaa ahaa sidii loo siin lahaa tababaro isugu jira; qorshaynta hawl-qabadyada, maaraynta xafiisyada, la qabsiga goobaha shaqo, hogaaminta iyo abuurida hiigsi halbeegyo wata.

Dhanka kale, intii casharadu socdeen waxa ay fursad u heleen in ay dhexdooda is bartaan sidaoo kalena ay yeeshaan xidhiidho walaalnimo oo dhaw iyaga oo u ballamay kor-u-qaadida adeega shacabka ee heer gobol iyo mid qaran-ba

-Waxaa bogaadin mudan dareenka walaalnimada iyo dalnimada huwan ee guulaysteyaashii hablaha ahaa ee Gobolka Maroodi-jeex ay u soo dhaweeyeen habilhii ka kala yimi Goboladda kale ee dalka.

-Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay si gaar ah u bogaadinayaan Dallada xidhiidhka Haweenka ee NAGAAD oo taageero iyo kalgacal u muujiyey guulaysteyaashii hablaha ahaa iyo tiro badan oo kamid ah shaqaalaha haweenka ah ee Dawladda.

Jidka loogu jiro Qaran Qalinku Qiimo Leeyahay…

Image may contain: 1 person, suitImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: one or more people, people standing and indoorImage may contain: 1 person, smiling, sittingImage may contain: one or more peopleImage may contain: 13 people, including Nasra Kayse, people sittingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting, suit and indoorImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: Nasra Kayse


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip