Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sadex Wariye Oo Gabiley Ku Sugan Iyo Sababta Keentay

0
Sunday March 10, 2019 - 18:56:47 in Wararka by Wakiilka Ceerigaabo
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sadex Wariye Oo Gabiley Ku Sugan Iyo Sababta Keentay

    Hargeysa (Horseednews):- Ciidamada booliska somaliland ee Gabiley ayaa xabsiga u taxaabay sadex saxafi oo ka hawl gala magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews):- Ciidamada booliska somaliland ee Gabiley ayaa xabsiga u taxaabay sadex saxafi oo ka hawl gala magaaladaasi.

Hargeysa (Horseednews):- Ciidamada booliska somaliland ee Gabiley ayaa xabsiga u taxaabay sadex saxafi oo ka hawl gala magaaladaasi.

Weriyeyaasha la xidhay ayaa kala ah Siciid Nuux Kibaar, Maxamed Watiin Iyo Jacfar Cawil kuwaas oo maalintii shalay ahayd ay gacan ka hadal iskula tageen askari ka tirsan ciidamada booliska ee Gabiley.

Ka hor intii aan xabsiga la dhigin ayaa taliska ciidamada booliska ee Gabiley waxay sheegeen inay sharciga la tiigsan doonaan sadexdaas saxafi oo ay tilmaameen inay gardaro ula tageen askarigaas ka tirsan ciidamada booliska somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip