XOG-Somaliland Oo Qandaraas 25 Sano Ah Shirkad Ku Siisay Dhul Ku Yaala Xeebta Berbera

0
Sunday March 10, 2019 - 16:50:43 in Wararka by Wakiilka Ceerigaabo
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG-Somaliland Oo Qandaraas 25 Sano Ah Shirkad Ku Siisay Dhul Ku Yaala Xeebta Berbera

    Hargeysa (Horseednews):- Xogo ay warbaahintu heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in xukuumada Somaliland ay heshiis aan wali soo shaac bixin la gashay shirkad ka diwaan gashan dalka Australia , isla markaana uu hogaankeeda ku jiro wasiirkii hore ee ciyaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews):- Xogo ay warbaahintu heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in xukuumada Somaliland ay heshiis aan wali soo shaac bixin la gashay shirkad ka diwaan gashan dalka Australia , isla markaana uu hogaankeeda ku jiro wasiirkii hore ee ciyaaraha Somaliya .

Shirkadan ayaa qandarkaas la siiyey waxaa uu yahay mid 25 sanno ah isla markaana waxaa ay ka shaqeyn doonta mashruuca milix ka sameynta uumi baxa biyaha badda Somaliland

Sidoo kale shirkadan ayaa sidoo kale waxaa dhul baaxad leh laga siiyey meel dhinaca galbeed kaga beegan dekada magaalada Berbera

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip