Dhamaan Rakaabkii Saarnaa Diyaarada Ethiopia Airline Ee Bur Burtey Oo Geeriyoodey .

0
Sunday March 10, 2019 - 16:41:31 in Wararka by Wakiilka Ceerigaabo
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhamaan Rakaabkii Saarnaa Diyaarada Ethiopia Airline Ee Bur Burtey Oo Geeriyoodey .

    Addis Ababa (Horseednews):- Afhayeen goor dhaweyd u Hadley shirkada Ethiopia Airline ayaa waxaa uu shaaciyey in dhamaan dadkii saarnaa diyaaradii saaka bur burtey ee Ethiopia Airline ay geeriyoodeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa (Horseednews):- Afhayeen goor dhaweyd u Hadley shirkada Ethiopia Airline ayaa waxaa uu shaaciyey in dhamaan dadkii saarnaa diyaaradii saaka bur burtey ee Ethiopia Airline ay geeriyoodeen

Addis Ababa (Horseednews):- Afhayeen goor dhaweyd u Hadley shirkada Ethiopia Airline ayaa waxaa uu shaaciyey in dhamaan dadkii saarnaa diyaaradii saaka bur burtey ee Ethiopia Airline ay geeriyoodeen

Rakaabka saarna diyaarada ayaa waxaa ay tiradoodi aheyd 149 rabaak ah iyo 8 qof oo shaqaale ah kuwaas oo qof ka bad baadey aanu jirin

Diyaarada ayaa bur burtey kadib markii ay garoonka Addis Ababa ka soo dushay hawda-na ay ku jirtay muddo 6 daqiiqo ah waxaana ay ku dhacday meel 45 Km u jirta magaalada Addis Ababa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip