SAWIRO-Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

0
Saturday March 09, 2019 - 22:22:03 in Wararka by Wakiilka Ceerigaabo
  • Visits: 36
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO-Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

    Hargeysa (Horseednews):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen, una soo diray diyaar khaasa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen, una soo diray diyaar khaasa.

Hargeysa (Horseednews):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen, una soo diray diyaar khaasa.

Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha Macdanta iyo Tamarta, Diinta iyo Awqaafta, Ganacsiga Wershedaha iyo Dalxiiska, Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal, Mudane Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Maxamuud Xasan Sacad oo isagu kaga sii horeeya weftiga imaaraadka, ayaa dalka Imaaraadka ugu baxay marti-qaad rasmi ah oo ay dawladda isu-tagga Imaaraadka Carabta ka heleen, waxana uu safarkoodan oo ah mid shaqo uu qaadan doonaa muddo maalmo ah.

Image may contain: 1 person, standing, suit and outdoorImage may contain: 1 person, standing, sky and outdoorImage may contain: one or more people and people standingImage may contain: sky, airplane and outdoor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip