Qabsoomidda Kal-fadhigii 6-aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE OO La Shaaciyey

0
Saturday January 19, 2019 - 17:57:35 in Wararka by Abdikarim Saed Salah
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabsoomidda Kal-fadhigii 6-aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE OO La Shaaciyey

    Hargeysa (Horseednews.com) Xisbiga Midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday in saddex iyo labaatanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews.com) Xisbiga Midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday in saddex iyo labaatanka
Xisbiga Midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday in saddex iyo labaatanka  bisha labaad (February) ee sannadka aynnu ku jirno ee 2019-ka la qaban doono kal-fadhigii 6-aad ee xisbiga KULMIYE, kaas oo ka dhici doona magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama.
Xog-hayaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Mudane, Mustafe Maxamed Yoonis oo ay wehelinayaan xubno kamid ah hoggaanka sare e xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah u iclaamiyey in kal-fadhigii 6-aad ee xisbiga KULMIYE uu ka furmi doono magaalada Boorama, islamarkaana uu shirkaasi socon doono muddo laba maalmood ah.
Xoghayuhu waxa uu ugu baaqay dhammaanba xubnaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, inay u diyaar garoobaan ka qaybalka shirkaas , isaga oo shaaciyey in tobanka bisha Labaad (February) ay xarunta dhexe ee xisbiga ka bilaabmi doonto qaybinta kaadhadhkii shirka lagaga qaybgeli lahaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip