Manchester City vs. Liverpool: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Hogaamiyayaasha & Difaacdayaasha Premier League

0
Wednesday January 02, 2019 - 17:42:43 in Sports by Cabdisalam Siciid
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City vs. Liverpool: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Hogaamiyayaasha & Difaacdayaasha Premier League

    Shax isku dhaf ah oo laga sameeyey kooxaha mancity vs liverpool ka hor kulankooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shax isku dhaf ah oo laga sameeyey kooxaha mancity vs liverpool ka hor kulankooda Manchester (Horseednews.com)

Kooxda difaacanaysa horyaalka premier League ee Man City ayaa marti galin doonta kooxda hogaanka u haysa horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Etihad Stadium.

7 dhibcood ayaa u dhexeeya labada kooxood ka hor kulanka xiisaha leh ee ay isaga hor iman doonaan iyada oo Liverpool ka faa,iidaystay guuldarooyinkii soo gaadhay Man City.

Reds ayaa ah kooxda kaliya ee aan ilaa haatan wax guuldaro ah la kulmin horyaalka premier League iyada oo badisay dhamaan 9-kii kulan ee ugu dambeeyay halka ay City guuldaro la kulantay 3 ka mid ah 5-tii kulan ee ugu dambeeyay.

Ka hor kulankooda Khamiista wargayska Sports Mole Ayaa soo xushay shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyaga oo ka soo xushay xiddigaha taamka ah ee ka qayb qaadan kara kulanka.

Kooxda Liverpool ayaa shaxda Sports Mole xiddigaha ugu badan ku leh iyaga oo 6 xiddig ku leh halka Man City ku leedahay 5 xiddig

Halkan hoose ka eeg  shaxda isku dhafka ah





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip