Sawiro|:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Rugta Kutubta ee Magaalada Berbera (Berbera National Library)

0
Friday November 30, 2018 - 18:34:00 in Wararka by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 95
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro|:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Rugta Kutubta ee Magaalada Berbera (Berbera National Library)

    Berbera (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta cusub ee wax Akhrista ee magaalada Berbera, waxana uu indho-indhayn kooban ku sameeyey qaybaha kala duwan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Berbera (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta cusub ee wax Akhrista ee magaalada Berbera, waxana uu indho-indhayn kooban ku sameeyey qaybaha kala duwan,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta cusub ee wax Akhrista ee magaalada Berbera, waxana uu indho-indhayn kooban ku sameeyey qaybaha kala duwan ee ay xaruntu ka samaysan tahay iyo buugaagta kala duwan ee halkaas taalla oo loogu talo galay inay aqoonyahanka iyo da’yarta reer Berbera akhtistaan.

Madaxweynuhu waxa uu warbixin ku saabsan xarunta iyo sida ay wax uga tartay baahidii wax Akhris ee magaalada ka dhegaystay Maayarka magaalada Berbera, Mudane Cabdishakuur Ciddin oo isagu kaalin weyn ka geystay hirgelinta dhismahaas, waxana uu indhiisa ku arkay buugaagta cilmiga ah ee madashaas taalla iyo waaxaha loo asteeyey inay wax ku arkhristaan qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladu



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip