Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Gaadiidka Iyagoo Ka Dooday Xeerka Xaqsiinta iyo hawlgabka Ciidamada Qaranka

0
Thursday September 06, 2018 - 17:20:03 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Gaadiidka Iyagoo Ka Dooday Xeerka Xaqsiinta iyo hawlgabka Ciidamada Qaranka

    Hargeysa (Horseednews.com) Kal-fadhigii 20-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Siyaasada Qaran Ee Gaadiidka, Iyadoo Lagaga Dooday Xeerka Hawl-Gabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiirada Somaliland
Hargeysa (Horseednews.com) Kal-fadhigii 20-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Siyaasada Qaran Ee Gaadiidka, Iyadoo Lagaga Dooday Xeerka Hawl-Gabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland.

WAR-SAXAAFADEED: 06/09/2018
Kal-fadhigii 20-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Siyaasada Qaran Ee Gaadiidka, Iyadoo Lagaga Dooday Xeerka Hawl-Gabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland.

Hargeysa-06-09-2018-()-Kal-fadhigii 20-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 06/09/2018, waxa lagu ansixiyey siyaasada qaranee gaadiidka, waxaana lagaga dooday xeerka hawl-gabka iyo xaqsiinta ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland.

Siyaasada qaran ee gaadiidka dalka Somaliland ayaa ah mid lagu hagayo laguna maamulayo guud ahaan gaadiidka kala duwan ee Somaliland, waxaanu noqon doonaa mid lagu maareeyo dhibaatooyinka iyo faa’iidooyinka gaadiidku u leeyihiin dalka iyo dadkaba, si looga hortago waxyeelada iyo khataraha gaadiidka, waxaana soo diyaarisay Siyaasada qaran ee gaadiidka, Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland.

Ugu danbayntii kal-fadhigii maanta waxa ay wasiiradu dood dheer ka yeesheen xeerka hawl-gabka iyo xaqsiinta ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland, oo ay soo diyaarisay wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland, waxaanay goluhu ku ansixin doonaan kulamada danbe.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamuud Warsame Jaamac
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip