Madaxweynaha Somaliland Iyo Siyaasi Buubaa Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Aqalka Madaxtooyada

0
Tuesday July 10, 2018 - 16:16:10 in by
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Iyo Siyaasi Buubaa Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Aqalka Madaxtooyada

    Hargeysa (HN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (HN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Hargeysa (HN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.


kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip