Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimada Ugu Caansan Geyiga Somaliland iyo dhulka Inta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Oo Qayb Ka Ah Wafdiga Nabadaynta U Jooga Ceel-afweyn

0
Monday July 09, 2018 - 20:00:31 in by
  • Visits: 51
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimada Ugu Caansan Geyiga Somaliland iyo dhulka Inta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Oo Qayb Ka Ah Wafdiga Nabadaynta U Jooga Ceel-afweyn

    Ceelafweyn(HN)Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimada Ugu Caansan Geyiga Somaliland iyo dhulka Inta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Oo Qayb Ka Ah Wafdiga Nabadaynta U Jooga Ceel-afweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceelafweyn(HN)Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimada Ugu Caansan Geyiga Somaliland iyo dhulka Inta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Oo Qayb Ka Ah Wafdiga Nabadaynta U Jooga Ceel-afweyn

Ceel-afwayn-(HN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wafdigiii uu hogaaminaayay ayaa kulan ballaadhan la qaatay Culimada ugu caansan dalkani Somaliland oo magaalada ceel-afweyn u yimi sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen nabadaynta dadka deegaankani ku wada nool.

Wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka iyo Culimada ayaa si weyn uga wada hadlay sidii loo dhamayn lahaa colaadani, islamarkaana aanay dib ugu soo noqon lahaydn deegaanka, waxaana kulankaasi lagu faa-qiday qaababka loo xalin karo nabad-galyodaradda deegaanka ka jirta.

Culimada ayaa Madaxweyne ku-xigeenka u ballan qaaday inay doorkooda qaadan doonaan si hufan oo hanaansan islamarkaana ay ku sargoynayaan diinta Islaamka iyo garsoorkii Rasuulka NNKH.

Culimadaasi oo ay kamid ahaa Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, Sheekh Ismaaciil Dheeg, Sheekh Suufi, Sheekh Cabdilaahi Xaashi Bar-baraawi iyo Culimo kale oo caana.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip