Dad Shacaba Oo Gadoodsan Oo Mudaharaad Ka Hordhigay Madaxtooyada Somaliland & Sababta Keentay.

0
Sunday July 08, 2018 - 19:48:26 in by
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Shacaba Oo Gadoodsan Oo Mudaharaad Ka Hordhigay Madaxtooyada Somaliland & Sababta Keentay.

    Hargaysa (HN)-Dad Shacaba Oo Mudaharaad Ka Hor Dhigay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta KeentayQaar Kamida Dadweynaha Kunool Magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HN)-Dad Shacaba Oo Mudaharaad Ka Hor Dhigay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta KeentayQaar Kamida Dadweynaha Kunool Magaalada
Hargaysa (HN)-Dad Shacaba Oo Mudaharaad Ka Hor Dhigay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta KeentayQaar Kamida Dadweynaha Kunool Magaalada Hargeisa Ayaa Mudaharaad Cabasho Ah La Hortagay Aqalka Madaxtooyada Somaliland,

 

Dadkan Oo Haween U Badan Ayaa Cabasho Ka Muujiyey Xadhig Loo Geystay Sheikh Weyn Oo Caan Ka Ah Somaliland,Kaas Oo Lagu MagacaaboSheekh Aadan Cabdiraxmaan Sunne Iyo Dhalinyaro Kale Oo Dhamaantood Ku Xidhan Magaalada Hargeisa .

 

 

Waxaanay Dadkan Shacabka Ah Xukuumada Ugu Baaqeen In Dib Xoriyadooda Loogu Soo Celiyo Culimadan Dhanka Kale Waxay Garsoosarayaasha Ugu Baaqeen In Maxkamada La Hor Keeno Sheikh Sune Iyo Dadka La Xidhan.

https://youtu.be/fkEffbeGzWU



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip