Laanta Socdaalka Itoobiya oo markii u horraysay Jigjiga baasaboor ka bixisay

0
Wednesday June 13, 2018 - 15:09:23 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laanta Socdaalka Itoobiya oo markii u horraysay Jigjiga baasaboor ka bixisay

    Jigjiga (Horseednews.com) Laanta Socdaalka Dawlada Federaalka Itoobiya Ayaa markii u horraysay Jigjiga baasaboor ka bixisay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga (Horseednews.com) Laanta Socdaalka Dawlada Federaalka Itoobiya Ayaa markii u horraysay Jigjiga baasaboor ka bixisay

Laanta socdaalka iyo jinsiyadda ee dalka Itoobiya ayaa xafiis baasaboorrada laga bixiyo ka furatay magaalda Jigjiga ee xarunta u ah Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Dadka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dhibaatooyin ay safar dheer ka mid tahay ka mudan jiray qaadashada baasaboorka oo ay Addis Ababa u doonan jireen.

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa bogaadiyay xafiiska cusub iyo adeeggan muhiimka ah ee dadka loo sahlay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip