Hay'ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Ayaa Xogta Shaqaalaha Ku Wareejiyey Wasaaradaha Dalka

0
Monday May 28, 2018 - 19:05:11 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Ayaa Xogta Shaqaalaha Ku Wareejiyey Wasaaradaha Dalka

    Hargeysa (Horseednews.com) Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Sharmaarke Geele Ayaa Gudoonsiiyey Agaasimayaasha Wasaaradaha Dalka Xogta Shaqalaha Dawlada ee Wasaaradahooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews.com) Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Sharmaarke Geele Ayaa Gudoonsiiyey Agaasimayaasha Wasaaradaha Dalka Xogta Shaqalaha Dawlada ee Wasaaradahooda

Agaasimaha Guud ee qorshaynta qaranka iyo horumarinta oo uu wehelinayo u qaybsanaha Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta maaliyada oo ay wehelinayso u qaybsanaha Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha oo gudoomaya filka shaqaalaha wasaaradooda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo uu wehelinayo u qaybsanaha Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha oo gudoomaya filka shaqaalaha wasaaradooda.

Agaasimaha Guud ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission oo uu wehelinayo agaasime-waxaadka Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha oo gudoomaya filka shaqaalaha hay’adda shaqaalaha.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka oo uu wehelinayo u qaybsanaha Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha oo gudoomaya filka shaqaalaha wasaaradooda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo tamarta oo uu wehelinayo u qaybsanaha Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha oo gudoomaya filka shaqaalaha wasaaradooda.

Agaasimaha Guud ee Hanti-dhawkra qaranka oo ay wehelinayso u qaybsanaha Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha oo gudoomaya filka shaqaalaha wasaaradooda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska oo uu wehelinayo u qaybsanaha Maamulka iyo kobcinta cudduda shaqaalaha oo gudoomaya filka shaqaalaha wasaaradooda.


Horseednews.com/Hargeysa

info@horseednews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip