Daawo Ciidanka Dawlada Soomaaliya Oo Isku Laayey Biliqada Xeradii Imaaraatka Ka Guuray

0
Monday April 23, 2018 - 17:57:48 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Ciidanka Dawlada Soomaaliya Oo Isku Laayey Biliqada Xeradii Imaaraatka Ka Guuray

    Muqadisho (Horseednews.com) Daawo Ciidanka Dawlada Soomaaliya Oo Isku Laayey Biliqada Xeradii Imaaraatka Ka Guuray Ee Lagu Tababari Jiray Ciidanka Somaliya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqadisho (Horseednews.com) Daawo Ciidanka Dawlada Soomaaliya Oo Isku Laayey Biliqada Xeradii Imaaraatka Ka Guuray Ee Lagu Tababari Jiray Ciidanka Somaliya,

.

 
Cabdulaahi Cismaan Faarax
3 hrs

Ceebi nama karto hadii ay maanta 27 sano kadib wiilal Soomaaliyeed bililiqo darteed u dhimanayaan, oo saraakiishii ciidanka hogaamineysay la sheegaayo iney shalay baabuur bililiqo ah kala baxeen xarunta, oo maanta intii kale iyagoo raba iney ku darsadaan uu meeshii dagaal ku qabsaday.

Xaqiiqdii waa fool xumo Dowladeed, Allaha bad baadiyo maatida ay nimankaan hungurigu dilooday ku dul dagaalamayaan ee ku nool aaga Xero Agoon, Warshada Caanaha ilaa Kuliyada Jaale Siyaad.

Faa'iidadii koowaad ee aan ka dhaxalnay dagaalka Emirate-ka, waa bililiqada gaadiidkii ay nooga tageen iyo dhimashada wiilal Soomaaliyeed.

Intii ay Dowladan jirtay, 10 jeer ka badan ciidankeedu waa is dagaaleen, laakiin hal maalin xitaa dagaal kuma qaadin Al Shabaab, hadaba ma sheegi kartaa Sababta ?.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip