Madaxweyne Biixi Oo Dhaqan Galiyey Miisaaniyada Dawlada ee 2018

0
Thursday April 12, 2018 - 17:38:39 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Dhaqan Galiyey Miisaaniyada Dawlada ee 2018

    Hagreysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahayJSL/XM/WM/222-078/42018kudhaqangeliyey, Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Hagreysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahayJSL/XM/WM/222-078/42018kudhaqangeliyey, Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka.

Xafiiska Af-hayeenka Madaxweynaha JSL

Taariikhda: 12/04/2018

WAR-SAXAAFADEED

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahayJSL/XM/WM/222-078/42018kudhaqangeliyey, Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka.

 

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:

 

Wareegto Madaxweyne

Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka

Markaan Arkay:Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

 

Markaan Arkay:Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

 

Markaan Arkay:Go’aanka Golaha Wakiillada, Go'aan Lr. GW/KF-36/789/2018, ee ku taariikheysan 09/04/2018, ee ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sannadka 2018-ka;

 

Waxaan soo-saaray;

 

Wareegtadan oo lagu baahinayo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Hay'adaha Madaxa-bannaan, Dawladaha Hoose, Sanduuqa Horumarinta Somaliland iyo Mashruuca Maamul-daadejinta Dawladaha Hoose (JPLG).

 

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip