Daawo: Xukuumadda S.land Oo Beenisay In Ruushku Saldhig Melatari Ka Dhisanayo Saylac

0
Sunday April 08, 2018 - 11:58:53 in by
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xukuumadda S.land Oo Beenisay In Ruushku Saldhig Melatari Ka Dhisanayo Saylac

    Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in Wadanka Ruushku ka dalbaday Somaliland inay saldhig ka siiso Magaalada Saylac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in Wadanka Ruushku ka dalbaday Somaliland inay saldhig ka siiso Magaalada Saylac. Wasiirka Arimaha Dibedda Dr Sacad Cali Shire oo arintaa la weydiiyey ayaa ku sheegay waxba kama jiraan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip