Daawo: Real Madrid oo 3-0 ku karbaashtay dhigeeda Juventus.

0
Wednesday April 04, 2018 - 11:34:33 in by
  • Visits: 98
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Real Madrid oo 3-0 ku karbaashtay dhigeeda Juventus.

    Torino (Horseednews.com) Kooxda reer Spain ee Los Blancos ayaa 3-0 garoonkeda kaga badisay Kooxda reer Italy ee Juventus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Torino (Horseednews.com) Kooxda reer Spain ee Los Blancos ayaa 3-0 garoonkeda kaga badisay Kooxda reer Italy ee Juventus. Xdiga reer Portugal ayay uga mahadcelinaysaa Madrid, kaasi oo laba gool oo darandooriya shabaga dhex dhigay, halka uu ka caawiyey Marcelo inuu natiijada u dheereeyo Kooxda lagu naanayso Boqorada.
 Ruug cadaaga Puffon ayaa u muuqda mid maca salamaynaya ciyaaraha isagoo aan ku guulaysan koobka keliya ee u hadhay..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip