Sawiro: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Xiisadu Ka Taagantahay

0
Wednesday January 17, 2018 - 16:12:08 in by Caydaruus Beershiya
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Xiisadu Ka Taagantahay

    Hargaysa {Horseednews} Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Gaadhay Tukaraq
Hargaysa {Horseednews} Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore

iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa waxaa uu maanta booqasho ku tagay deeganka Tuko-raq ee gobalka Sool oo dhawaan ciidamada qaranka Somaliland la wareegeen .

Wasiirkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda deegankaas isla markaana shalay ayaa si kulul uu uga hadley xaalada magaalada Tuko-raq isaga oo ku hanjabey hadii maamulka Puntland ay dagaal soo qadaan in magaalada Garoowe iyo Laascaanood mid uun laga qixi doono


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip