Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faahfaahin Dheeraada Oo Aanu Helnay+Akhri

0
Tuesday January 09, 2018 - 15:29:02 in by Caydaruus Beershiya
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faahfaahin Dheeraada Oo Aanu Helnay+Akhri

    Hargaysa{Horseednews}Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo saakay ka dhacay Waddada Warshadaha ee magalada Muqdisho, waxaana Qaraxa lala eegtay gaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa{Horseednews}Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo saakay ka dhacay Waddada Warshadaha ee magalada Muqdisho, waxaana Qaraxa lala eegtay gaari

 ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxa oo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in uu jiro dhaawac soo gaaray ciidamada la bartilmaameedsaday.

Ma jirto faah faahin dheeraad ah oo ay ka soo saareen saraakiisha hay’addaha Amniga Qaraxan lagu ciidamada dowladda.

Dhinaca kalana ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay mas’uuliyada weerarkan, hasse ahaatee Al-shabaab ayaa inta badan dusha u ridatay mas’uuliyada qaraxyada lagu bartilmaameesado ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip