Wararka

Dagaal Oogayashii Buuhoodle Oo Ku Sugan Jigjiga, Puntland Oo Ciidan Soo Dhoobtay Meel Ku Dhaw Tuka Raq Iyo Ciidanka Qaranka Oo Heegan Culus La Galiyay.

0 Visits: 423 | Wednesday February 01, 2012 - 10:40:08
Wararka naga Soo gaadhaya Magaalada Laascaanood iyo Deegaanka Buuhoodle ee dhawaan Dagaaladu ka dhaceen ayaa sheegaya in ay jiraan dhaqdhaqaaqyo xoogan oo ka socda deegaankaasi kuwaasi oo lagu sugayo Amaanka Gobolka Sool Guud ahaanba iyo Deegaanada Xuduuda Somaliland.

Read More »

Taliyihii Horre Ee Ciidanka Booliska Somaliya Oo Naf La Caari Kaga Badbaaday Qarax Loo Soo Maleegay

0 Visits: 401 | Wednesday February 01, 2012 - 10:37:42
weerar Ismiidaamin ah ayaa duhurnimadii maanta lagu qaaday Hoy magaalada Galkacyo ka degenaa Taliyihii hore Ciidamada Booliska Jen. Cabdi Qeybdiid.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Dawlada Denmark

0 Visits: 530 | Wednesday February 01, 2012 - 10:35:51
Wasiirka ISkaashiga iyo Horumarinta ee Wadanka Denmark Mr Christian Frieze oo Booqasho ku jooga Somaliland ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ku Qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo .

Read More »

Somaliland Oo Ashkato Culus U Gudbisay Dawladda Dhexe Ee Federaalka Ethiopia

0 Visits: 445 | Wednesday February 01, 2012 - 10:34:24
Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ashkato ka dhan ah maamulka Killilka Shanaad u gudbisay dawladda dhexe ee Federaalka Itoobiya, sidoo kalena u bandhigtay cabasho la xidhiidha dareenno Somaliland ka qabto in kooxaha hubaysan ee dagaalka ka wada degaanka Buuhoodle ay taageero ka helaan…

Read More »