Wararka

Sawiro: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Qaabiley Wefti Kasocday Hayada IOM

0 Visits: 103 | Thursday March 29, 2018 - 22:38:57
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta oo khamiis ah xafiiskiisa ku qaabiley

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka +Sawiro

0 Visits: 148 | Wednesday March 28, 2018 - 19:08:38
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubnaha guddida doorashooyinka qaranka.

Read More »

Ethiopia: Waa kuwa hogaamiyaha la doortay?

0 Visits: 105 | Wednesday March 28, 2018 - 19:08:38
Hargeysa (Horseednews.com) Isbahaysiga haya talada Ethiopia ayaa doortay hogaamiye cusub oo ka dhashay qoomiyadda Oromo ee dalkaas, oo ku dhawaad muddo saddex sanadooda ahaa dadka ugu badan ee waday mudaharaadyo dawladda lagaga soo horjeedo.

Read More »

Daawo Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Ka Tirsan Gobolkaas

0 Visits: 102 | Wednesday March 28, 2018 - 19:08:38
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Ka Tirsan Gobolkaas

Read More »

Daawo Taliyaha Booliska G Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladda Amaan

0 Visits: 95 | Wednesday March 28, 2018 - 19:08:38
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Taliyaha Booliska G Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladda Amaan

Read More »

Sawiro: Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Ansixiyey Odoroska Miisaanayad-sanadeedka 2018-ka

0 Visits: 128 | Tuesday March 27, 2018 - 18:18:00
Hargeysa (Horseednews.com) Kal-fadhi ay golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somalialnd maanta oo Salaasa ah yeesheen oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey odoroska miisaaniyad-sannadeedka 2018-ka oo ay goluhu dooddeeda…

Read More »

Daawo Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Ansixiyey Odoroska Miisaanayad-sanadeedka 2018-ka

0 Visits: 116 | Tuesday March 27, 2018 - 18:18:00
Hargeysa (Horseednews.com) Kal-fadhi ay golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somalialnd maanta oo Salaasa ah yeesheen oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey odoroska miisaaniyad-sannadeedka 2018-ka oo ay goluhu dooddeeda…

Read More »

Daawo Afhayeenka Madaxweynaha Ayaa Ka Hadlay Ansixinta Miisaaniyada Iyo Waxyaabaha ay Xooga Saarayso.

0 Visits: 124 | Tuesday March 27, 2018 - 18:18:00
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Afhayeenka Madaxweynaha Ayaa Ka Hadlay Ansixinta Miisaaniyada Iyo Waxyaabaha ay Xooga Saarayso.

Read More »

Daawo Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Dood Ka yeeshay Xeerka Doorashada Gudoomiyayasha iyo Kuxigeenada Degmooyinka Dalka

0 Visits: 58 | Tuesday March 27, 2018 - 18:18:00
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Dood Ka yeeshay Xeerka Doorashada Gudoomiyayasha iyo Kuxigeenada Degmooyinka Dalka

Read More »

Daawo Wasiirka Diinta & Awqaafta Oo Furay Masjid Jaamaca Magaalada Gabiley

0 Visits: 96 | Tuesday March 27, 2018 - 18:18:00
Gabiley (Horseednews.com) Daawo Wasiirka Diinta & Awqaafta Oo Furay Masjid Jaamaca Magaalada Gabiley

Read More »

Daawo "Cirro Dad Dhintay Iyo Dad Noolba Wuu Ka Cawdaa!" C. Naasir Buuni Kuxigeenka 1aad ee Xisbiga Ucid

0 Visits: 131 | Monday March 26, 2018 - 17:48:50
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo "Cirro Dad Dhintay Iyo Dad Noolba Wuu Ka Cawdaa!" C. Naasir Buuni Kuxigeenka 1aad ee Xisbiga Ucid

Read More »

Daawo Taliyaha Ciidanka Somaliland Oo Darajo Siiyay Sarkaal Dhawaan Ka Soo Goostay Puntland

0 Visits: 97 | Monday March 26, 2018 - 17:48:50
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Taliyaha Ciidanka Somaliland Oo Darajo Siiyay Sarkaal Dhawaan Ka Soo Goostay Puntland

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Mashruuc Lagu Dib Loogu Qaabaynayo Caasimada Hargeysa +Sawiro

0 Visits: 150 | Monday March 26, 2018 - 16:42:50
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa oo sahlaya hawlaha ay dawladda Hoose ee Hargeysi bulshada u qabato, isla-markaana lagu horumarinayo caasimadda Dalka.

Read More »

Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo si Faahfaasan Uga Hadlay Waxa Looga Baahanyahay Dawlada Hoose ee Hargeysa

0 Visits: 211 | Monday March 26, 2018 - 16:42:50
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa oo sahlaya hawlaha ay dawladda Hoose ee Hargeysi bulshada u qabato, isla-markaana lagu horumarinayo caasimadda Dalka.

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare JSL "Muranada Dhulku Dalka Oo dhan Waa Caqabad Taala Garsoorka, Sharciyo Kala Duwan Iyo Isqabsi"

0 Visits: 89 | Monday March 26, 2018 - 16:42:50
Hargeysa (Horseednews.com) Gudoomiyaha Maxkamada Sare JSL Pro. Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Ka Hadlay Barnaamijka Horumarinta iyo Qaabeynta Caasimada

Read More »

President Bihi "The Somaliland and Somalia talks We Stopped because the Government of Somalia has taken a hostile attack on our own" +Pictures

0 Visits: 198 | Sunday March 25, 2018 - 17:33:16
Hargeysa (Horseednews.com) President of the Republic of Somaliland Mr. Moses Bihi Abdi present today at the two Houses of the Parliament of the Republic of Somaliland Constitutional Speech Of The Year

Read More »

Sawiro: Khudbada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ujeediyey Labadda Gole

0 Visits: 234 | Sunday March 25, 2018 - 16:02:28
Hargeysa (Horseednews.com) Sawiro: Khudbada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ujeediyey Labadda Gole

Read More »

Akhri Khudbada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ujeediyey Labadda Gole

0 Visits: 157 | Sunday March 25, 2018 - 16:02:28
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi-25 March 2018 Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh,

Read More »

Daawo Khudbada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ujeediyey Labadda Gole

0 Visits: 131 | Sunday March 25, 2018 - 16:02:28
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi-25 March 2018 Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh,

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Warqad Jawaaba U Soo Diray+Muuqaal

0 Visits: 373 | Sunday March 25, 2018 - 13:45:10
Hargaysa{Horseednews}Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Warqad Jawaaba U Soo Diray+Muuqaal

Read More »