Sports

Lucas Podolski Oo Dhamaystiray Heshiiskii Amaahda Ahaa Ee Uu Ugu Biirayay Kooxda Inter Milan

0 Visits: 448 | Monday January 05, 2015 - 23:49:48
Xidiga Xulka qaranka Jarmalka iyo kooxda Arsenal ee Lucas Podolski ayaa heshiis ahaam ah ugu biiray kooxda horyaalka Talyaaniga ee Inter Milan. Podolski ayaa jimicihii uduulay dalka Talyaaniga

Read More »

Mertesacker Iyo Sanchez Oo Ka Caawiyay Arsenal Inay Guul Ka Gaarto Hull City.

0 Visits: 449 | Sunday January 04, 2015 - 23:18:07
Arsenal ayaa guul ka gaartay caawa kooxdii ay ka qaaday koobka FA Cup-ka ee 2014 waxayna caawa uga adkaadeen 2-0, oo ay ka kala heleen Mertesacker iyo Sanchez.

Read More »

Valencia Oo Garoonka Mestalla Stadium Ku Dubatay Kooxda Hogaanka Heysa Ee Real Madrid.

0 Visits: 424 | Sunday January 04, 2015 - 23:18:07
Guushii 22ka kulan ee isku xigta ee tartamada oo dhan ee Real Madrid ayaa la soo gabagabeeyay ka dib markii ay Valencia 2-1 ku garaacday kooxda hogaanka u heysa La Liga ee Real Madrid ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Mestalla Stadium.

Read More »

Alexis Sanchez Oo Ka Hadlay Xanuunkii Koobka Adduunka, Barashada Luqada Ingariiska, Ku Biiristiisa Arsenal & Waxyaabo Kale. (Wareysi

0 Visits: 385 | Tuesday December 30, 2014 - 17:14:27
Alexis Sanchez ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay inuu yahay ciyaaryahan Arsenal ah, laakiin waxa uu shaaciyay inuu kaliya yahay ciyaaryahan kale oo ka tirsan kooxda Arsene Wenger.

Read More »

Fernando Torres Oo Codsiga Diego Simeone Ku Yimid Atletico Madrid.

0 Visits: 669 | Tuesday December 30, 2014 - 17:14:27
Madaxweynaha Atletico Madrid Enrique Cerezo ayaa sheegay in Fernando Torres uu ugu laabtay Atletico ka dib codsi ka yimid tababare Diego Simeone.

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xiisaha Man United Ee Xiddiga Real Madrid Gareth Bale.

0 Visits: 451 | Tuesday December 30, 2014 - 17:14:27
Real Madrid ayaa meesha ka saartay rajadii ay Manchester United ka qabtay inay la soo wareegto xiddiga reer Wales Gareth Bale iyadoo madaxweynaha kooxda Florentino Perez uu sheegay inaysan xiddigaan ku iibineynin qiimo kasta oo loo soo bandhigo.

Read More »

Taariikhaha La Ciyaari Doono Champions Leaquega Wareegiisa 16 Ka Kooxood iyo Sida Ay Kooxuhu U Soo Kala horayn Doonaan

0 Visits: 390 | Monday December 15, 2014 - 22:46:55
Waxa ugu wayn ee maanta haysta saxaafada ciyaaraha ka faaloota ayaa ah isku aadka Champions Leaquega wareegiisa 16 ka kooxood oo laga warsugaayay kulamada ka soo bixi doona, kaas oo maanta la shaaciyay.

Read More »

Hordhac: Arsenal v Newcastle – Xiddigaha Gunners Oo Doonaya Inay Cadaadiska Ka Yareeyaan Tababare Wenger.

0 Visits: 440 | Saturday December 13, 2014 - 09:54:01
Hordhac: Arsenal v Newcastle – Xiddigaha Gunners Oo Doonaya Inay Cadaadiska Ka Yareeyaan Tababare Wenger.

Read More »

Wenger Oo La Hadlay Jamaahiirta Arsenal Isagoo Difaacay Rikoorkiisa Kooxda Arsenal 180 Kulan oo Champions League Ayaan Ciyaarsiiyay Kooxda.

0 Visits: 382 | Saturday December 13, 2014 - 09:54:01
Wenger Oo La Hadlay Jamaahiirta Arsenal Isagoo Difaacay Rikoorkiisa Kooxda Arsenal 180 Kulan oo Champions League Ayaan Ciyaarsiiyay Kooxda.

Read More »

Real Madrid Oo Guusheedii 20 Aad Oo Xidhiidh Ah Ka Soo gaadhay Kooxda Almeria Oo Ay Marti U Ahayd

0 Visits: 505 | Friday December 12, 2014 - 22:48:18
Hargeysa (Horseednews.com) Kooxda Real Madrid ayaa guusheedii 20 aad oo xidhiidh ah ka soo gaadhay kooxda Almeria oo ay marti u ahayd, waxayna guushan ku soo gaadhay 4:1, waxaana goolasha u kala dhaliyay Isco, Bale iyo Ronaldo oo laba gool dhaliyay.

Read More »

Aguero Oo Sii Xajistay Hogaanka Gooldhalinta Premier League Iyo Sanchez Oo Shabaqa Soo Taabtay.

0 Visits: 510 | Thursday December 04, 2014 - 13:07:33
Hogaanka gooldhalinta horyaalka Premier League waxba iskama bedelin ka dib markii la ciyaaray kulamadii 14aad ee horyaalka Ingariiska.

Read More »

Courbis: Sideed Ku Dhihi Kartaa Haa Marka Ciyaalka Aad Awoowaha U Tahay 30 Sanno Ka Dib Ku Weydiiyaan In Neuer Uu Ka Fiicnaa CR7 Iyo Messi?

0 Visits: 405 | Thursday December 04, 2014 - 13:07:33
Cidna kuma xusuusan doono Manuel Neuer inuu ahaa ciyaaryahan ka fiican Cristiano Ronaldo ama Lionel Messi muddo 30 sanadood ka dib, sidaas waxaa aaminsan goolhayaha kooxda Montpellier Rolland Courbis kaasoo maadeys ka dhigtay fekerka ah in goolhayaha Bayern Munich uu u qalmo inuu ku guuleysto Ballon…

Read More »

Sanchez Oo Markale Arsenal Guul Muhiim Ah Ku Hogaamiyay, Isagoo Markale Kooxdiisa Dhib Wayn Ka Saara

0 Visits: 428 | Thursday December 04, 2014 - 13:07:33
Kooxda Arsenal ayaa guul ay ku rafaaday gurigeeda Emirates Stadium kaga gaadhay kooxda Southampton oo marti ugu ahayd, Gunners ayuu guushan cidhiidhiga ah ku hogaamiyay Alexis Sanchez. Arsenal ayaana kulankan saddexda dhibcood kaga qaadatay Southampton.

Read More »

Isku Aadka Koobka Qaramada Afrika oo la sameeyay

0 Visits: 409 | Thursday December 04, 2014 - 12:39:38
Isku aadka Koobka Qaramada Afrika ee sanadka soo socda 2015 ayaa caawa lagu sameeyay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea. Tartanka

Read More »

Arsene Wenger Oo Albaabka Arsenal U Furay Thierry Henry.

0 Visits: 491 | Tuesday December 02, 2014 - 23:11:34
Tababare Arsene Wenger ayaa aaminsan in Thiery Henry ay hubaal tahay inuu ku soo laabanayo Arsenal maalin ay tahayba.

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Cornella Iyo Ancelotti Oo Isbadal Wayn Ku Sameyay Shaxdiisa

0 Visits: 529 | Tuesday December 02, 2014 - 22:31:28
Hargeysa (Horseednews.com) Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa isbadal wayn ku sameeyay shaxdiisa, wuxuuna nasiyay ciyaartoy badan oo kooxdiisa kowood ah. Real Madrid ayaa gurigeeda Santiago Bernabeu ku soo dhawaynaysa kooxda Cornella oo ay hore gurigeeda 4:1 kaga soo badisay kulan…

Read More »

Real Madrid Oo Halkeedii Ka Siiwada Xasuuqii Ay Ku Haysay Kooxaha Horyaalka La Ligaha , Iyadoo 4:0 Ku Burburisay Eibar

0 Visits: 484 | Saturday November 22, 2014 - 23:18:36
Kooxda Real Madrid ayaa ku sii raaxaysanaysa qaab ciyaareedkii layaabka lahaa ee ay ku jirtay xili ciyaareedkan, waxayna 4:0 ku dubatay kooxda Eibar. Madrid ayay goolasha u kala dhaliyeen Ronaldo oo laba gool dhaliyay halka James Iyo Benzema ay min hal gool dhaliyeen.

Read More »

Manchester United Oo Emirates Stadium Cashar Ugu Soo Dhigtay Arsenal Iyo Wayne Rooney Oo Rekoodh Cusub Ku Soo Dhigay

0 Visits: 500 | Saturday November 22, 2014 - 23:18:36
Kooxda Man United ayaa kooxda Arsenal oo joogta gurigeeda Emirates Stadiun 2:1 ku soo garaacday, gool uu Gibbs iska dhaliyay iyo gool uu Wayne Rooney ku faro yaraystay ayay United guushan muhiimka ah kaga soo gaadhay Gunners.

Read More »

Costa Iyo Hazard Oo Guul Ku Hogsamiyay Chelsea Iyo Blues Oo Hogaanka Sii Dheeraysatay

0 Visits: 531 | Saturday November 22, 2014 - 23:18:36
Chelsea ayaa ku sii raaxaysanaysa qaab ciyaareedkii fiicnaa ee ay xili ciyaareedkan ku jiray waxayna gurigeeda Stamford Bridge ku soo garaacday kooxda West Brom. Costa iyo Hazard ayaana Chelsea guusha u horseeday.

Read More »

Xabi Alonso Oo Qanciyay Madrid: CR7 Ayaa Ahaa Xiddigii Ugu Fiicnaa Aan Abid Ka Garab Ciyaaro.

0 Visits: 486 | Saturday November 22, 2014 - 23:18:36
Ciyaaryahankii hore ee Real Madrid Xabi Alonso ayaa shaaca ka qaaday in Cistiano Ronaldo uu yahay xiddigii ugu fiicnaa ee uu abid ka garab ciyaaro.

Read More »